Suldan Media

Suldan Media Informações para nos contactar, mapa e direções, formulário para nos contactar, horário de funcionamento, serviços, classificações, fotos, vídeos e anúncios de Suldan Media, Rua 16 Mártires de Kifangondo, Luanda.

Suldan Media: É um site de notícias, conforme o nome já diz, pretende oferecer informações de forma rápida, prática e eficaz a grande parcela da população Mundial.... Suldan Media é uma empresa de comunicação, motivada pela fraca informação vindo da instituição de Jornalismo, achamos melhor criar o mesmo para puder informar ao mundo tudo que se passa no nosso dia dia, com objectivo de actualizar os cidadão locais e não só....

31/05/2023
21/04/2023

Xukunka jimco haday kusoo aado ciid, jimcaha makadhacaaya qofka, oo lagama rabo miya?
Madhabka Maalikiyada iyo Xanafiyada waxay Qaban jimcaha inay waajib tahay xittaa Qofka Haduu Salaada Ciida sootukado, waa marka ay jimco iyo Ciid isku soo aadaan, sida jimcooyinka kale looga rabo qofkawaajibna ay tahay.

Shaafici wuxu Qabaa dadka Tuulooyinka jooga, haday Xaadiraan Salaada Ciida in ay kadhacayso.

Axmad bin Xambal wuxu qabaa inay kadhacayso jimcaha, maadaama ay isku soo aadeen Ciid iyo Jimco, Qofkana in aan lagarabin Salaada Jimcaha, iyo Duhur toona.
Sidaasaana sax ah uguna raajaxsan, Nabi Maxamadna N.N.k ha ahaate, kasugnaatay iyo Saxaabadiisa, sida Cumar, Cuthman, ibnu cabas, ibnu Mascuud iyo Zubeyr ba kasugnaatay, in salaada jimcaha ay kadhacayso, oo aan lagarabin, qofkii Salaada Ciida tukaday
Nabigana s.c.w waxa uu yiri Ninkii doono ha xaadiro oo hatukado, ama yuusan tukan.

■Fatwadaas waxa kalo qaba Shaykhul islam ibnu Taymiya, sh.Bin Baaz iyo qayrkooda Culimada Casriga ah.
☆Imaamka waajib bay kutahay jimcaha madama,asaga uu khubada,aqrinayo, sida 2 Ruwaayad kusugan.

♧Qofkii 2 da Salaadood Tukada (Ciida iyo jimcaha Dhibmalahan,Fadligeedana waa ay leedahay.
والله أعلم وبالله التوفيق.
عيدكم مبارك
تقبل الله مناومنكم صالح الأعمال
كل عام وأنتم بالخير.

14/01/2023
16/12/2022

Endereço

Rua 16 Mártires De Kifangondo
Luanda

Notificações

Seja o primeiro a receber as novidades e deixe-nos enviar-lhe um email quando Suldan Media publica notícias e promoções. O seu endereço de email não será utilizado para qualquer outro propósito, e pode cancelar a subscrição a qualquer momento.

Compartilhar