Sir fashile

Sir fashile Kontaktinformationen, Karte und Wegbeschreibungen, Kontaktformulare, Öffnungszeiten, Dienstleistungen, Bewertungen, Fotos, Videos und Ankündigungen von Sir fashile, Dahn.

05/03/2025

Gacanteydaa maalaaah kulahaa

05/12/2024

Sooraan aun wxuu dhahay dadka ilhy kala wanaagsan wllee been maahan

03/12/2024

Qof aa mudo badan xariir jeceel oo dacadnimo kudhisan lahaydeen markaa hesho waa iska sidaan dareen dhab ah

Sacuudi Carabiya, ardaydu waxay sooqaadan karaan biyo, shukulaatada, jalaatada, sandwiches, istiraasho, shaaha inta lagu...
26/11/2024

Sacuudi Carabiya, ardaydu waxay sooqaadan karaan biyo, shukulaatada, jalaatada, sandwiches, istiraasho, shaaha inta lagu jiro imtixaanka. Tani waxay ka caawinaysaa inay fresh noqdaan diiradda saaraan inta lagu jiro imtixaannada. 😮

"Ma garanayno waxaan samayno iyo meel aan aadno." Haweeney Falastiini ah oo barakacayaal ah oo ilmayneysa ka dib markii ...
25/11/2024

"Ma garanayno waxaan samayno iyo meel aan aadno." Haweeney Falastiini ah oo barakacayaal ah oo ilmayneysa ka dib markii teendhadeedii macmalka ahayd ee udhisbayd ay burburiyeen roobab lixaad leh, iyadoo jiilaalku uu soo gaaray Gaza oo go’doomiyay dagaalka Israel ilhow ugargaar dadka reer falastiin

Israa'iil ayaa sheegtay in maydka Raabbi Israa'iil iyo Moldovan ah oo lagu waayay Imaaraadka Carabta la helay kaddib mar...
24/11/2024

Israa'iil ayaa sheegtay in maydka Raabbi Israa'iil iyo Moldovan ah oo lagu waayay Imaaraadka Carabta la helay kaddib markii lagu dilay wax ay dowladdu ku tilmaantay "dhacdo argagaxiso naceyb ah oo aad u xun waa ninkii ugu sareeyay kaniisadda yahuuda ee dalka iskutaga carabta

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay weerarka ka dhacay xaafadda Basta, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee wadank...
23/11/2024

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay weerarka ka dhacay xaafadda Basta, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee wadanka lebonan

22/11/2024

Shan ka mid ah dhakhaatiirta ayaa ku dhintay duqaymaha ay Israa’iil kugaraacday koonfurta Lubnaan

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu sare u qaadayo xiisadda iyo daandaansiga, is...
22/11/2024

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu sare u qaadayo xiisadda iyo daandaansiga, isagoo sheegay in gacanka Kuuriya uusan waligii la kulmin khataro la mid ah dagaal Nukliyeer ah sida ay sheegtay warbaahinta dowladda ee KCNA Jimcihii.

Putin ayaa sheegay in Ruushka uu ku weeraray Ukraine gantaal cusub oo dhex dhexaad ah Madaxweyne Vladimir Putin ayaa she...
22/11/2024

Putin ayaa sheegay in Ruushka uu ku weeraray Ukraine gantaal cusub oo dhex dhexaad ah Madaxweyne Vladimir Putin ayaa sheegay in Ruushku uuku tijaabiyey gantaal ka mid ah kuwa riddada dhexe ee hawada sare ee Ukraine.

02/11/2024

Marka uu noqon waraysanayoh doqomo kle

02/11/2024

Xaliimo aanku ceshto shaqadaan shaqadadii maahan hagalin

Adresse

Dahn

Telefon

+49616596199

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Sir fashile erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen