Mohamed Aar

Mohamed Aar Rafaadku waa raaxadeena!!

xaaladaha ad-adag, Dadka qaarkood in aadan khasaarin, oodan dhicin ayay wax walba u samaynayaan, xattaa haddii ay iyagu ...
23/09/2023

xaaladaha ad-adag, Dadka qaarkood in aadan khasaarin, oodan dhicin ayay wax walba u samaynayaan, xattaa haddii ay iyagu naftooda waayayaan, Halka dad kale xaaladahaa ay kugu eegayaan iyaga oo aamusan😓

Marka aad barato ama garato macnaha qaddarka, calafka, nasiibka iyo amarka, uma baahnid in laguu sharaxo sida ay isu bed...
03/06/2023

Marka aad barato ama garato macnaha qaddarka, calafka, nasiibka iyo amarka, uma baahnid in laguu sharaxo sida ay isu beddesho nolosha aadamuhu iyo sababaha wax loo waayo✅

Nin DOOB ahaa baa lagu yiri war hebelow maxaad u guursan wayday wuxuu ku jawaabay waxaan ogahay in naagtayda aanay cidna...
31/05/2023

Nin DOOB ahaa baa lagu yiri war hebelow maxaad u guursan wayday wuxuu ku jawaabay waxaan ogahay in naagtayda aanay cidna guursanayn

Dad qaarkii waxay ka qeybgalaan aaska markuu qof ehel ah geeriyoodo iyagoo muujinaya qiiro iyo inay daneyn jireen qofkaa...
07/05/2023

Dad qaarkii waxay ka qeybgalaan aaska markuu qof ehel ah geeriyoodo iyagoo muujinaya qiiro iyo inay daneyn jireen qofkaas , lkn mayna daryeeli jirin kamana warqabi jirin intii uu noolaa✅

Qanaacada Alle wax ka wanagsan Maleh❤️ilahayow qanaaco nasii🤲
13/11/2022

Qanaacada Alle wax ka wanagsan Maleh❤️ilahayow qanaaco nasii🤲

"Marka Hodanku isdagaalaayo, Saboolka Ayaa Ku Dhex Dhinta😰
25/10/2022

"Marka Hodanku isdagaalaayo, Saboolka Ayaa Ku Dhex Dhinta😰

Mararka qaar waxa jira waxyaabo aan dhammaystirnayn, haddana farxad dhammaystiran innoo sameeya.
19/10/2022

Mararka qaar waxa jira waxyaabo aan dhammaystirnayn, haddana farxad dhammaystiran innoo sameeya.

Qofka naftiisa u hibeeya Adduunyada, masiinayso Adduunyadu waxaan ka ahayn inta yar ee lagu aasayo.Qofkii naftiisa Alle ...
28/09/2022

Qofka naftiisa u hibeeya Adduunyada, masiinayso Adduunyadu waxaan ka ahayn inta yar ee lagu aasayo.

Qofkii naftiisa Alle u hibeeyana, Alle wuxuu siiyaa janno balaceedu la’eg yahay samooyinka iyo arlada.🌸

Fiidnimo wanaagsan zhpyl 👋

25/09/2022

“Markaad ka tagtid adduunyadan, cidda ku tabi doontaa waa: qofkaad ku ilaalin jirtay sadaqo, kaad u kicin jirtay salaadda, kaad ku kabi jirtay ereyada wanaagsan, kaad la talin jirtay iyo kaad ku qaabili jirtay weji furfurnaan.
Adduunka marti baynu ku nahay oo waynu ka tegaynaa goor ay ahaatabe, dadka qalbiyadooda kaga tag raad wanaagsan.”

Allah ha ina xfdyo dhamaanteenba🖤

Qof kastaa wuu akhriyaa... Qaarkood waxay dareemayaan si la mid ah sida aad dareemeso... Qaarkoodna waxay la dabaalanaya...
24/09/2022

Qof kastaa wuu akhriyaa... Qaarkood waxay dareemayaan si la mid ah sida aad dareemeso... Qaarkoodna waxay la dabaalanayaan mala-awaalkooda.” Qaarkoodna waxay isu arkaan eray kasta oo qoralkaas aad qortay kamid ah... Qaarna ma jecla oo waa ay ku maadsadaan....

Qoraalku wuxuu noqon karaa xan, oohin, bogaadin jacayl, taah, ama xanuun...

Laakiin tan ugu quruxda badan ayaa ah in aad dareen wada gaadha quluubta dadka oo dhan aad qori karto😊😇

Haddii aad rabto guul iyo farxad adduun iyo aakhiraba. Haddii aad xanuunsantahay ama dhibaataysan tahay.Haddii aad ku ji...
21/09/2022

Haddii aad rabto guul iyo farxad adduun iyo aakhiraba.

Haddii aad xanuunsantahay ama dhibaataysan tahay.

Haddii aad ku jirto duruuf qalafsan xalna aadan u hayn.

Haddii shaki kugu jiro, rajadana kaa xun tahay.

Haddii Jihada kaa qaldan tahay.

Wax kasta oo aad samayso. Meel kasta oo aad joogto. Xaalad kasta oo aad ku sugan tahay, salaadda u istaag. Xiriir la samee midka gacmihiisa waxwalba ay jiraan; Marnaba salaadda ha ka tegin meel kaste oo aa joogto.

Waxaad ku daahday inaad ka midho dhaliso riyadaadii, waxaad isku aragtay meel ay naftu ku daashay, jidkii aad doonaysayn...
20/09/2022

Waxaad ku daahday inaad ka midho dhaliso riyadaadii, waxaad isku aragtay meel ay naftu ku daashay, jidkii aad doonaysayna ka dhigtay mid adag, qalbigaagu waa hagaagsan yahay, dhib kasta oo ku haysta, Ilaahay baa ka weyn welwelkaaga iyo murugadaada, waad ka gudbi doontaa. Waxaanad arki doontaa maalmo ka qurux badan kuwii aad soo martay haddii Eebbe idmo{insha allah}. 🤍

Address

Addis Ababa
RAFAADKUWAARAAXADEENA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Aar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category