20/03/2026
Munaasabadda Ciidul-fidriga 1447aad oo si heer sare ah looga ciiday magaalada Dollo bay.
Masajadka ee degmada ayaa si rasmi ah looga ciiday munaasabadda Ciidul Fidriga 1447aad, iyadoo shacabka magaalada ay si weyn uga qaybqaateen dabaaldegga munaasabadda ciidda.
Munaasabadda waxaa ka soo qaybgalay Gudumiyaha mudane Adam muhumed A/nuur oo shacabka la wadaagay farxadda ciidda, isla markaana ku boorriyay in la sii xoojiyo midnimada, nabadgelyada iyo samafalka bulshada.
*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;π
https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay