Xafiiska Maaliyada iyo Hor.Dhaqaalaha Deg,Dh/bur

Xafiiska Maaliyada iyo Hor.Dhaqaalaha Deg,Dh/bur Office

Waxaa saaka lagga qabtay guud ahaan dalka iyo deegaankaba qorshe lagu beerayay {500,000,000} oo geed qorshahaas oo daba ...
17/07/2023

Waxaa saaka lagga qabtay guud ahaan dalka iyo deegaankaba qorshe lagu beerayay {500,000,000} oo geed qorshahaas oo daba socday barnaamijka cagaarinta dalka

Hadaba iyada oo lagga duulayo qorshahaas ka qabsoomay guud ahaan dalka iyo deegaankaba ayaa waxaa lagga beeray Xafiiska Maaliyada iyo Hor.Dhaqaalaha Deg,Dh/bur 100 geed
Dhir beeristan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin heer gobol iyo heer degmo ah

Address

0915764214
Degeh Bur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Maaliyada iyo Hor.Dhaqaalaha Deg,Dh/bur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share