Ayjex online market

Ayjex online market Ka daalaco ama kala soco HORMARINTA WARAABKA shabelle

HAPPY FATHERS DAY shukri abdulahi ayjex 1954--2016 😭 abahy rabow k**i nolal amanysanadigo karali ah rabow u akhira jogo ...
18/06/2023

HAPPY FATHERS DAY
shukri abdulahi ayjex 1954--2016 😭

abahy rabow k**i nolal amanysan
adigo karali ah rabow u akhira jogo udgonow rasulki ay is halelane abubokor sadiq iyo asxbti ulajah noqdaye
uhibeeyay manki janadon abid dhamanyn aaaamin

*aabo ergo baan kunahay dunidan aanjogno
*abow odhahdayda gabay ban kugu amanaye
*aabow intad intad igashan ku axsan faliiye
*ilobimaayo wanagada hadan ilka la igaynin
adunyadan dhaxjogno idil ahanteda afartedan gesod uunkalajoga alahi sameyan kabaryi inu kudhawraye
*ilmaha kolki aan aha oon wax garanynin ayadaha qurankiyo xadiis lagu italyesho adigaa ibarayo wan ogsonahaye
*abalkada maan gudi kare wan un dadalye
*unugyada jidhkada ban qaybka ahy aabe isirkiyo halki aan ka imid adiga weyane ilinkan marayba ducan ku akhrinayaye
*awodo dhan allhayow adaa lagu gu eegtaye u ilali walidkay say ibarbarshene aslubtiyo dhaqankibay igu dadalene ital yari makhluqani runti laguma edeeyo abahay iftinki u ibaray igama daahsona
*ildogsiga hadu walidka irida kujogo ama uu ifka nolyahy wad istarexdaye amuraha adunyadu ma ahan sad u aragtaane
*agoon iyo nin aabihi nolyahy kala awod dhere abtiris haday tahay aslka somali midkan toos u eegaynayo la igu aqonsayo allah ban kudhartaye xaqiiq aabahy weyane
*orad lagu ma gaadho adun waa ibtala wayne adigo ha minayu durbaba so afwaayaye
*ajashisa kagadaal majiro ruux i agjogaye akhirana guri rasmi aho abid dhamanynin
*alahayow haday tahay adun iminka aanjogno ama akhiraba tahay eebo hortisaye abahy rabow k**i nolal amanysan
adigo karali ah rabow u akhira jogo udgonow rasulki ay is halelane abubokor sadiq iyo asxbti ulajah noqdaye
uhibeeyay manki janadon abid dhamanyn aaaamin

27/05/2023
Macdan baadhe celis ah qiimaha wa heshiis nala so xidhiidh
07/02/2023

Macdan baadhe celis ah qiimaha wa heshiis nala so xidhiidh

Ma dooneysaa in aad si fudud ku baratid makeup hadii ay jawaab taadu Haa thy waxan kuu hayaa course lagu baranayo xirfad...
07/02/2023

Ma dooneysaa in aad si fudud ku baratid makeup hadii ay jawaab taadu Haa thy waxan kuu hayaa course lagu baranayo xirfadda makeup ka oo loo diyaariyey si heer sare ah waxaana kuugu diyaar ah macalimad khibrad u leh makeup Ka diwaangalinta wey socotaa ardayda la qaadanayo wey xadidan tahay.

Ma u baahan tahay shaqaale Nadaafadeed oo kuu qabta dhamaan Hawlaha nadaafada! kaagana shaqaynayaGoob kasta ood u baahan...
07/02/2023

Ma u baahan tahay shaqaale
Nadaafadeed oo kuu qabta dhamaan
Hawlaha nadaafada!

kaagana shaqaynaya
Goob kasta ood u baahan tahay sida

Guryaha
Hotelada
Dhakhtarada
Xafiisyada

Qormadi 1 aad: Entrepreneurship Waxan raba inaan ka hadlo waxa lo yaqaano Entrepreneurship.Entrepreneurship waa inaad dh...
06/02/2023

Qormadi 1 aad: Entrepreneurship

Waxan raba inaan ka hadlo waxa lo yaqaano Entrepreneurship.

Entrepreneurship waa inaad dharaan dhariso fakar ganacsi (Startups).

Markaynu tusaale dhab ah uso qaadano oo aan sii faah fahino waa inaad ku cabirtaa baahi ka jirta xaafada aad dagantahay.

Tusaale waxad u baahatay kabo dacas ah oo ad kaso raadisay ilaa 7 tukaan ee dariskaaga ah.

Kaliya adiga ma aadan raadin oo ma aadan wayin dabcan dariskaagana sidaa si lamid ah way raadiyen wayna waayen, sidaas owged waxad ku fakartay inaad halkas ku iibiso kabo dacas ah. Adna waad ku faaide iyagana way ku faaiden sidaana waxa ku noqotay (Entrepreneur).

Kaliya haku salayn fakarkaga kaliya xaafada aad dagantahay hadaan raadino baahiyaha magaalada ka jiro maha wax laso koobi karo inaad xaliso dadkana way ku faaiden adna noloshada ku maareysty.

Ducada Maalinka Carafo🥰Nabigu صلى الله عليه وسلم waxa uu yidhi:Duco waxa u wanaagsan ducada maalinta Carafo, wax aniga i...
09/07/2022

Ducada Maalinka Carafo🥰

Nabigu صلى الله عليه وسلم waxa uu yidhi:
Duco waxa u wanaagsan ducada maalinta Carafo, wax aniga iyo nabiyadii iga horreeyay ay yidhaahdeenna waxa ugu wanaagsan.

Address

54
Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayjex online market posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share