23/07/2026
Waxaa Xarunta Xibiga Barwaaqo ee DDS Ka qabsoomay kulan ay isoogu yimaadeen Madax xafiiseedyada Koomishinka Anshaxa iyo Baadhista Xisbiga Barwaaqo ee heer Deegaan, heer Gobol iyo Maamul magaalooyinka.
Kulankan ayaa lagu soo jeediyay
1. warbixinta xafiiska Heer Deegaan ee S.M 2018 T.I
2. warbixinta xafiisyada Gobolada iyo Maamul Magaalooyonka ee S.M 2018 T.I
3. waxaa wacyi galin kooban laga siiyay madax xafiiseedyada Gobolada iyo Maamul Magaalooyonka waxyaabaha u baahan in la qabto S.M 2019 T.I iyadoo laga duulayo Qorshe hagaha laga soo dhaadhiciyay heer Federal.
4. waxaa la isla falanqeeyay caqabadaha soo wajihi kara fulinta qorshaha.
Gabagabadi kulanka waxa la isla qaatay jihooyin lagu dardar galinaayo shaqooyinka u yaala koomishinka S.M 2019.
" Dabagal adag ayaa keena Xisbi Adag"