Jr.JigJigawi

Jr.JigJigawi Waa page diiradda saaraya siyaasadda maxalliga ee dadweynaha, iyo arrimaha DDS iyo Haraghe.

Qormadan ayaan ku soo afjarayaa ka hadalka arimaha Jaarso oo dambe. Ma aha in aan waayay wax aan sheego, balse waxaan ga...
09/10/2026

Qormadan ayaan ku soo afjarayaa ka hadalka arimaha Jaarso oo dambe. Ma aha in aan waayay wax aan sheego, balse waxaan garwaaqsaday in fikirka, wax-ku-kordhinta iyo meesha loo wada socdo ay tahay waqti iyo tamar la luminayo. Mar kasta oo isla qodobadii lagu soo noqnoqdo iyada oo aan waxba laga baran, dooddu waxay lumisaa ujeeddadeedii.

Sidaas darteed, qoraal dambe oo reerkan ku saabsan ma soo share-garayn doono, mana doonayo in aan mar kale dib ugu laabto. Qormadani ha noqoto tii iigu dambaysay.

•Doqonimo iyo Xaasinimo haday hal reer isku noqdaan waxay ku abtirsanayaan Jaarso

Aduunka halkee lagu arkay reer aan dawladd waxba u qaban jecel oo taageeraya mid DDS amaana, mid DDO qoodha salaaxa iyo mid laba daran oo Ethiopia iyo federal xubi u qaaday 😁.

Halka reerihii wax ka ahaa, wax ku lahaa ama wax ka helay ay Ethiopia neceb yihiin oo iyagooo 5 wasiir haysta 1 madax xafiiseed mustafe ugu dhaleecayn kuna hanjabaya duurka ayaan galaynaa.

Reer meeshanana wax ka noqosho iska daaye, nabad kuma haysto. Qof aan waxba ku lahayn ayaa u sacbinaya, kii fursad helayna wuu ka soo horjeedaa. Taasi waxay muujinaysaa in damiir la’aan iyo nacasnimo. Mararka qaar danta guud, xaasidnimo iyo kala aragti duwanaansho ayaa ka xoog bata xaqiiqda ah halka reer ahaan aad ka joogtiin Ethiopia.

FG:- Qaarba lasoo ordi DDO ayaan wax ka nahay. Been ayaad naftaada iyo ilahayba u sheegtay. Soo sheeg qofka xil haya deeganka uu kasoo jeedo. Cida uu Jaarso ka yahay, adeeradii iyo walaalihii.

Qofku waa inuu xaqa taageeraa, khaladkana diidaa, cidda uu doono ha ahaatee. Lkn waxaan arkaa dad iyagu isku maqan, is haysta waxabana aan gacabta ku hayn oo Doqonimo iyo Xaasidnimo isku darsaday.

Doqon Nabigaa (SCW) nooga digay. Bye bye

Jr.JigJigawi ✍🏼

29/09/2026

Hodhodho

Shemelis dhako wayne hadii loogu celiyay, Mustafe dhako yarena haloogu celiyo..
PP ha iska bariisaysato.. Jaarso na ilahaybaa u maqan..

jug jug meeshaada joog ayay odhan jireen qolooyinka reer Xamarku

✍

16/09/2026

XAAL ADUUN

Maryo duug ah ruux haystoo daahira jira,
dusha ruux dhalaalo dun lahayn ayaa jira.
Darin qura nin haystoo marti daadahshaa jira,
dabaq iyo nin daar galoo aan la doonanba jira.
Daacad ruux la moodo misna daalina jira,
Nin dareen lahaayo waayuhu dabraa jira.

Danta ruux la liito dadku uu nacaa jira,
Dugaag duunyo haystoo lagu sii durkaa jira.
Duqay iyo wax garad ka shaqayn dantaa jira,
Ninka dhiiga daadshana mid u doodayaa jira.
Adigoon lagu daarin danbi aad wadaa jira,
Anigoo dulqaadlana wax aan diidayaa jira

(Somewhere from Tiktok)

Jr.JigJigawi ✍

16/09/2026
16/09/2026

Gobtu waxey xaq dhawrtaa qof xumeeyey labo jeer,
guntu waxay xag xagataa qof xan baarasn oo sida...💔

  Abiy Ahmed Ali ; A living example of sharp-minded new generation of African leadership — young, highly educated, quick...
13/09/2026



Abiy Ahmed Ali ; A living example of sharp-minded new generation of African leadership — young, highly educated, quick to understand the world around him, and strategic enough to deal with the West without being intimidated by it.

He knows when to cooperate, when to negotiate, and when to stand his ground. More importantly, he thinks beyond slogans: he understands power, economics, diplomacy, and the interests behind international politics. Africa needs leaders who can read the room, think several moves ahead, and put African interests first.

13/09/2026

Modern-day african leader. 💪

Address

Kundudo
Gursum

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jr.JigJigawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share