Xafiiska Kahortaga & Xakamaynta HIV/AIDSka DDS

Xafiiska Kahortaga & Xakamaynta HIV/AIDSka DDS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Kahortaga & Xakamaynta HIV/AIDSka DDS, Harshin.

Waxa tababar socondoona 3 maalimood nooga furmay hoolka xafiiska arimaha haweenka ee DDS tababarkaas oo ah tababarka xub...
27/05/2022

Waxa tababar socondoona 3 maalimood nooga furmay hoolka xafiiska arimaha haweenka ee DDS tababarkaas oo ah tababarka xubnaha hogaaminta unug hoosaadyada xisbiga barwaaqo ee saktarka cafimaadka

27/05/2022

Waxa tababar socondoona 3 maalimood nooga furmay hoolka xafiiska arimaha haweenka ee DDS tababarkaas oo ah tababarka xubnaha hogaaminta unug hoosaadyada xisbiga barwaaqo ee saktarka cafimaadka

Tababar kusaabsan kulamaanaynta Hawlaha HIV/AIDS ka oo loo qabtay xubno kasocday xafiisyada maamulka magaalada wajaale T...
26/04/2022

Tababar kusaabsan kulamaanaynta Hawlaha HIV/AIDS ka oo loo qabtay xubno kasocday xafiisyada maamulka magaalada wajaale
Tababarkan oo ujeedadiisu tahay sidii ay shaqaalaha xafiisyada kala duwan ee kahawlgala maamulka magalada wajaale loo fahansiin laha Kahortaga iyo iyo xakamaynta HIVga islamarkaana loogu tababari lahaa habraacyada lagu hago Hawlaha kulamanaynta HIV/AIDS ka ayaa larajaynayaa inay qayb-wayn ka qaadan doonto yaraynta saamaynta iyo faafitaanka cudurkan

Waxan tababar ku saabsan sidii ay u helilahayeen daryeel cafimad oo an takoorlahayn dadka xanuunka lanool u qabanay shaq...
22/04/2022

Waxan tababar ku saabsan sidii ay u helilahayeen daryeel cafimad oo an takoorlahayn dadka xanuunka lanool u qabanay shaqalaha xarumaha cafimaadka ee godey

Tababar kusaabsan kulamaanaynta Hawlaha HIV/AIDS ka oo loo qabtay xubno kasocday xafiisyada maamulka magaalada Jigjiga  ...
20/04/2022

Tababar kusaabsan kulamaanaynta Hawlaha HIV/AIDS ka oo loo qabtay xubno kasocday xafiisyada maamulka magaalada Jigjiga
Tababarkan oo ujeedadiisu tahay sidii ay shaqaalaha xafiisyada kala duwan ee kahawlgala maamulka magalada Jigjiga loo fahansiin laha Kahotaga iyo iyo xakamaynta HIVga islamarkaana loogu tababari lahaa habraacyada lagu hago Hawlaha kulamanaynta HIV/AIDS ka ayaa larajaynayaa inay qayb-wayn ka qaadan doonto yaraynta saamaynta iyo faafitaanka cudurkan

27/01/2022
wa masuuliyiinta xafiiska iyo kasoo qaygalayashii xuska maalinta HIV/AIDSka oo ka dhacday hoolka qaryan dhoodan
01/12/2021

wa masuuliyiinta xafiiska iyo kasoo qaygalayashii xuska maalinta HIV/AIDSka oo ka dhacday hoolka qaryan dhoodan

waxa si toosa hoolka qaryandhodan uga socota munaasabada maalinta cudurka HIV/AIDSka
01/12/2021

waxa si toosa hoolka qaryandhodan uga socota munaasabada maalinta cudurka HIV/AIDSka

Xuska maalinta caalamiga ah ee AIDSka aduunka oo sanadkiiba mar laxuso December 1 ayaa laqaban doonaa bari oo arbaco ahH...
30/11/2021

Xuska maalinta caalamiga ah ee AIDSka aduunka oo sanadkiiba mar laxuso December 1 ayaa laqaban doonaa bari oo arbaco ah

Halku-dhiga xuska:Adeegyada lagaga hortagayo cudurka HIVga aad si siman ugaadhsiino bulshada

Kulan kusaabsan doorka ayku leeyihiin culimawdiinku wacyigalinta bulshada ee kahortaga cudurka  HIV/AIDS Ka oo loo qabta...
12/09/2021

Kulan kusaabsan doorka ayku leeyihiin culimawdiinku wacyigalinta bulshada ee kahortaga cudurka HIV/AIDS Ka oo loo qabtay culimada Magaalada Dhagaxbuur
Kulanka oo uu soo diyaariyay xafiisku ayaa waxaa looga goleeyahay in culimadu ay bulshada ka wacyigaliyaan khatarta xanuunkan gaar ahaan dhaliyarada oo ah kuwa u nugul innay si dhib yar u qaadaan xanuunka.

Waxaa tababar kusaabsan Kahortaga cudurka HIVga loo qabtay qaar kamida dhalinyarada M.M Wajaale.Tababarkan uu soo diyaar...
16/06/2021

Waxaa tababar kusaabsan Kahortaga cudurka HIVga loo qabtay qaar kamida dhalinyarada M.M Wajaale.
Tababarkan uu soo diyaariyay Xafiiska Kahortaga iyo Xakamaynta HIVga ayaa ku saabsanaa sidii dhalinyarada kunool maamulka magaalada wajaale kor loogu qaadi lahaa fahankooda ku aadan kahortaga HIVga,siyaabaha lagu kala qaado iyo casharo kaloo muhiima oo laxidhiidha kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDS ka si ay uga badbaadan halista xanuunkan.

Waxaa maanta loo furay tababar kusabsan kahortaga HIVga oo uu soo diyaariyay xafiisku u qabtay Dhalinyarada Federation k...
05/05/2021

Waxaa maanta loo furay tababar kusabsan kahortaga HIVga oo uu soo diyaariyay xafiisku u qabtay Dhalinyarada Federation ka MMJ,

Waxaa furitaanki tababarka ka hadlay kuxigeenka madaxa xafiiska kahortaga iyo xakamaynta HIV/AIDS DDS mudane Cabdixafid Maxamud Haybe oo tababar qaatayaasha kula dardaarmay inay ka faaidaystan casharada kusaabsan kahortaga HIVga oo kor laagu qaadayo dhaliyarta wacyigooda si ay uga badbaadan khatarta cudurka HIVga ,
Waxaa dhalinyarta lagu tababarayay xidhmooyinka kahortaga HIVga(HIV Prevention Packages),siyaabaha lagu kala qaado iyo casharo kaloo laxadhiidha ooy si wayn uga faaidaysan doonan,

Address

Harshin

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Kahortaga & Xakamaynta HIV/AIDSka DDS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share