Xafiiska Dakhliga M.M.Qabridahare

Xafiiska Dakhliga M.M.Qabridahare Mar Waliba Ka Shaqee Wanaaga

Shaqalaha Xafiiska Dakhliga Mamulka Magalada Qabridahare Ayaa Sak Olaaale Nadafadeed Ku Sameeyaay Isla Xafiiska Dakhliga...
02/10/2023

Shaqalaha Xafiiska Dakhliga Mamulka Magalada Qabridahare Ayaa Sak Olaaale Nadafadeed Ku Sameeyaay Isla Xafiiska Dakhliga Gudihiisa Ku Nolow Meel Nadiif Ah waxaan Aad Ubigadinayaa Shaqalaha Xafiiska Dakhli ee Sida Wanag SAN u Sameyaay Olaaalaha Nadafaada Mar Waliba Ku Nolow Meel Nadiif Ah

Waxaa Saka Hoolka Shirka Xafiiska Mayarka Magalada Qabridahare Ka Qabsomay Shiir La Yeeshaay Gacasatadada Huteelada Jiif...
26/09/2023

Waxaa Saka Hoolka Shirka Xafiiska Mayarka Magalada Qabridahare Ka Qabsomay Shiir La Yeeshaay Gacasatadada Huteelada Jiifka Iyo Cuntada Magalada Qabridahard Waxaana Ujeedka Shirkuna Ahaa Dardar Galinta Dakhli Sidii Kor Logu Qadi Lahaa Waxana Shirkaa Ka So Qayb Galay Ku Siisimaha Mayarka Iyo Madaxa Xafiiska Dakhliga Iyo Mareeyaha Xafiiska Adeeg Bixinta Magalada Qabridahare

Waxaa galabta niskii danbe xafiiska maamulka magaalada Qabridahare ka dhacay shirarkii Gudiyada Maalgashiga iyo Dakhliga...
21/09/2023

Waxaa galabta niskii danbe xafiiska maamulka magaalada Qabridahare ka dhacay shirarkii Gudiyada Maalgashiga iyo Dakhliga :

Shirkan oo ajendayaashisu darnayeen dardargalinta guud ahaan xaalada dakhliga magaalada iyo sidii fursadaha maalgashi ee magaalada ku haboon maalgashayaasha looga faaiideyn lahaa.

Shirkan ayaa la isla qaatay in la dardargaliyo guud ahaan xaalada dakhli aruurined ee magaalada islamarkaana xafiisku u xoojiyo ilaha dakhliga ee maalmahan ku hawlahan yahay xafiisku islamarkaana lala xoojiyo ilaha dakhli kale dakhli ee magaalada ka jirana .

Dhanka kale, Fursadaha maalgashi ee kajira magaaladana looga faaiideeyo cidkaste oo diyaar u ah inay maalgashato magaalada Qabridahare islamarkaaana la abuuro ka maamul ahaan jawi maalgashayaashu ay ku maalgashan karaan magaalada .

Shaqalahaa Xafiiska Dakhliga Mamuulka Magalada Qabridahare Oo Malintii Shalay Aheed Ka Qayb Qataay Dhir Beeristii Magala...
18/07/2023

Shaqalahaa Xafiiska Dakhliga Mamuulka Magalada Qabridahare Oo Malintii Shalay Aheed Ka Qayb Qataay Dhir Beeristii Magalada Qabridahare

Waxaa Saka Xafiiska Dakhliga Mamuulka Magalada Qabridahare Ka Qabsomaay Kulaan  Ujedaadisu Ah Daar Dar Galinta Shaqada I...
02/07/2023

Waxaa Saka Xafiiska Dakhliga Mamuulka Magalada Qabridahare Ka Qabsomaay Kulaan Ujedaadisu Ah Daar Dar Galinta Shaqada Iyo Shaqalaaha Xafiiska Dakhliga Mamuulka Magalada Qabridahare Waxaana Kulanakaaa Goob Joog Ka Ahaaa Shaqalaaha Xafiiska Dakhliga Wasiir Ku Xigeenka Xafiiska Dakhliga DDS Mudane Ahmed Mahumaad Mahamed

Gudiga maaraynta Xafiiska dakhliga D.D.S ayaa shir la qaatay  Xubna ka socday Ismaamulka Addis AbabaXubnahan ayaa waxay ...
23/05/2023

Gudiga maaraynta Xafiiska dakhliga D.D.S ayaa shir la qaatay Xubna ka socday Ismaamulka Addis Ababa

Xubnahan ayaa waxay xafiiska ka Caawin doonaan sidii loosii taaba galin lahaa hawlaha casriyaynta nidaamka dakhli ururinta ee xafiisku hirgaliyay.

Xubnahan ayaa maalmaha soo socda shaqaalaha waaxda Ict-ga ee xafiiska dakhliga d.d.s siin doona tababaro kala duwan oo ku saabsan Aaladaha casriga ah.

10/05/2023
Shir  Dag-Dag ah oo golaha fulinta magaaladu ku kulmeen Hoolka shirarka ee xafiiska maamulka magaalada maanta oo taariik...
29/04/2023

Shir Dag-Dag ah oo golaha fulinta magaaladu ku kulmeen Hoolka shirarka ee xafiiska maamulka magaalada maanta oo taariikhdu tahay 29 April 2023 ayaa lagaga wada hadlay saamaynta roobkii shaley ka da'ay magaalada.

Shirkan oo lagu doortey labo gudi oo saamaynta xaaladan iyo xaaladaha iman kara wax ka qabadkooda loo doorey ayaa kala aha
-Gudiga kala hufidda iyo daraasaynta saamaynta roobkaas.
-Gudiga fayo-dhawrka iyo ka diyaargarowga saamaynta caafimaad ee ka dhalankarta daadadkan.

Xaaladda roobkan oo ahayd saamayn dabiici ah oo nusqaanteeda wadatey ayaan waxyeelo nafeed keenin laakiin saamayn kale oo badan keentay sida hanti uu saameeyey:waddooyin ay buundooyinkoodii waxyeeloyin gaadhsiiyey,guryo ku waxyeeloobey,dayrar ku dumay iyo suuliyo dumay.

Shirkan ayaa sidoo kale la iskula gartey in xoogga lagu saaro wax ka qabashada waddooyinka magaalada soo gala iyo goobaha adeegbixinta bulshada siiya.

Ugu danbeyn Waxaan bulshada kula dardaarmaynaa in la istaakuleeyaan isuna tanaasulaan oo aynan biyaha isku celin.

Address

Kabri Dar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Dakhliga M.M.Qabridahare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share