Abdallah issack ibrahim

Abdallah issack ibrahim If you want to live a happy life, tie it to a goal, not to people or things.

02/09/2025
Qur'aanka waa isha aqoonta iyo nabadda.Ciwaanka tartanka maanta Addis Ababa ka socda.
16/03/2025

Qur'aanka waa isha aqoonta iyo nabadda.

Ciwaanka tartanka maanta Addis Ababa ka socda.

17/10/2024

قالها انه يخشى الموت على الفراش مثل البعير أو بجلطه دماغية او بحوداث طرقات لكنه لا يخاف من الموت في سبيل الله وهو يقاتل أعداء الامة والإنسانية، ولا يليق بقائد عظيم مثل السنوار ان يموت الا شهيدا في سبيل لله.

In Sha Allah
16/10/2024

In Sha Allah

Shirkii Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya waa soo dhammaaday ma jirto wax is faham ah oo la gaadhay. Markale ayaa berri...
12/08/2024

Shirkii Turkiga ee Soomaaliya iyo Itoobiya waa soo dhammaaday ma jirto wax is faham ah oo la gaadhay. Markale ayaa berri loo balamay.

Itoobiya waxay ku adkaysanaysa inaanay ka laabanaynin heshiiskii sharci darada ahaa ee ay la gashay Korneyl Biixi.

Soomaaliyana waxay u sheegtay inaanay aqbalaynin in maamulka Abiy si iskii ah ula heshiiyo Somaliland oo ah Maamul gobolleed ka tirsan Soomaaliya waa sida doodda lagu yidhi e.

Maxay kula tahay.?

Sida ay ku warrantay Wakaalada wararka ee Anadolu, Weftigii Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa si toosa wada hadal haatan ugu ...
12/08/2024

Sida ay ku warrantay Wakaalada wararka ee Anadolu, Weftigii Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa si toosa wada hadal haatan ugu jira iyada oo madasha lagu wada hadlayona uu ku sugan yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakaan Fiidaan kaas oo labada dhinac dhex dhexaadinaya.

Xogaha ayaa sheegay in aanay labada dhinac weli waxba isla meel dhigin isla markaana ay ka wada doodayaan qodobada laysku hayo.

Wada hadalkan ayaa la soo werinayaa in uu qaadan karo wakhti ka badan kii wareegii h**e maaddama oo ay dawladda Turkigu ku dedaalayso in xiisadda la soo af meero dhinacayduna isu soo dhowaadaan.

Tani Waa qabalaha dhedhertu ee gobolka daawa.Waxaa aad looga daremaya soo dhaweyinta ciidamadeena ee dhawaanahan naga ma...
07/07/2024

Tani Waa qabalaha dhedhertu ee gobolka daawa.

Waxaa aad looga daremaya soo dhaweyinta ciidamadeena ee dhawaanahan naga maqan.

Daawo muuqaal ahaan Soo dhaweynta ciidamada degaanka Somalida ee dhawaanahan tababaro kala duwan u maqan yihiin, manta si nabad gobolka u Soo laabteen.

shacabka qabalaha Dhedhertu oo si heer sare ah loogu Soo dhaweeyey ciidamada degaanka.

17/06/2024

Somali waxaa qeybiyay 6shay qori iyo qabiil qaad iyo qiiq qurba joog gaal lajoog warkan maxaa kaga baxay....

17/06/2024

Thanks for being a top engager and making it on to my weekly engagement list! Shukraan Ibrahim

Address

Moyale
Kabri Dar
1000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdallah issack ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdallah issack ibrahim:

Shortcuts

Share