Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Finland

Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Finland Jaaliyada Reer Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Wadanka Finland ūüáęūüáģ

Hamplyo Hamplyo Hamplyo Hampalyo dhamaan dadweynaha udhashay KGS sanad guuro wacan
13/11/2023

Hamplyo Hamplyo Hamplyo Hampalyo dhamaan dadweynaha udhashay KGS sanad guuro wacan

06/11/2023

Rabiyow Nimcadaaada Noogu Gar Gaaar ūüėĘ ūüėĘ

Waa sawriradii ugu dambeeyey daadadka ka jiro  Magaalada Baydhabo.  Janaay Tv
05/11/2023

Waa sawriradii ugu dambeeyey daadadka ka jiro Magaalada Baydhabo.

Janaay Tv

05/11/2023

Magaalada Baydhabo Waxaa ka socda daadad iyo fatahaado xoogan taasoo sababtey in dadkii intooda badan ay ka baxaan guryahooda oo ay u barakacaan Xaafadaha kale ee Magaalada.

Waxaan ugu baaqaynaa Dowlada Federalka / Maamulka Koonfur Galbeed/ Hay'adaha Samafalka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan inay isu gurmadaan.

Bahda caafimaadka waxaan rajeynaynaa inay kaalintood ka qaataan.

ALLOW Adigaan gargaar ku weydiisaneynaa.

30/07/2023
Kulan is barasho iyo wada Shaqeyn oo ay yeesheen Madaxda Jaaliyadaha Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee wadanka Finland. Wa...
30/07/2023

Kulan is barasho iyo wada Shaqeyn oo ay yeesheen Madaxda Jaaliyadaha Galmudug iyo Koonfur Galbeed ee wadanka Finland.

Waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay isla markaasna aan soo dhoweeynaynaa hadii aanu nahay Jaaliyada K.G.S. ee kunool wadanka filand.

Kulanka galabta aan aan wada yeelanay Madaxda Jaaliyada Galmud ee filand Kulankaasi oo ahaa isbarasho, is xog waraysi iyo sidii ay uwada shaqeyn lahaayeen.

Waxaana kurajo weynahay in aan joogteeyn doono kulamada Labada Jaaliyadood ee Koonfur Galbeed & Galmudug oo wada degan Filaand.

Munaasabadda Cafis oo Munaassabadda Maalinta Cafis  ku qabtay Magaalada Turku Finland Turku - Ololaha Cafis oo maalmahan...
28/07/2023

Munaasabadda Cafis oo Munaassabadda Maalinta Cafis ku qabtay Magaalada Turku Finland

Turku - Ololaha Cafis oo maalmahanba waday Munaasabadda Toddobaadka Cafiska ayaa maanta munaasabad weyn oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala ee duwan bulshada, masuuliyiin ka socotay Dowladda iyo Maamulka Turku ku qabtay Magaalada Turku.

Munaasabadda oo ugu horeyn uu daah furay Aas aasihii iyo Guddoomiyaha CAFIS ayaa sheegay in Cafiska uu yahay waxa kaliya ee Maanta dalka lagu badbaadin karo.

Mudane Guddoomiyaha Jaaliyada Galmudug ee Finland kana mid ah Madaxda Munaasabadda CAFIS ayaa sheegay in maanta wixii ka danbeeya Cafiska aan uga wada shaqayn doono si isxilqaan ah.

Aas aasaha Ololaha CAFIS mudane aya sheegay in munaasabaddan munaasabado la mid ah lagu qabtay qaar ka mid ah gobolada dalka.

Wali Xaashi oo hadalka ku dheeraaday ayaa sheegay in kooxda Ololaha CAFIS ay guulweyn soo hooyeen, ayna u noqdeen tusaale dhamaan qeybaha kale ee bulshada ee barnaamij-ka CAFIS qeybta ah.

This is a great achievement and much thankful for your support Embassy of Finland in Nairobi - Suomen suurlähetystö Nair...
18/07/2023

This is a great achievement and much thankful for your support Embassy of Finland in Nairobi - Suomen suurlähetystö Nairobi

Osoite

Street 5 Joutsenrinne
Helsinki
00120

Aukioloajat

Maanantai 09:00 - 17:00
Tiistai 09:00 - 17:00
Keskiviikko 09:00 - 17:00
Torstai 09:00 - 17:00
Perjantai 09:00 - 17:00

Puhelin

+358469677380

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Finland :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti Jaaliyada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Finland :lle:

Videot

Jaa

Kategoria



saatat pitää myös