GARDO Finland ry

GARDO Finland ry Gabiley Area Relief &Development Organization(GARDO) was set up to respond to various needs of the people living in Gabiley & Eestern Awdal regions s/land

MASHAARIICDII GARDO FINLAND 2014Sanadkii hore ee 2014 waxa ururka Horumarinta ee GARDO FINLAND oo Xafiiskiisu yahay Maga...
28/03/2015

MASHAARIICDII GARDO FINLAND 2014

Sanadkii hore ee 2014 waxa ururka Horumarinta ee GARDO FINLAND oo Xafiiskiisu yahay Magaalada Helsinki ee dalka finland deeq lacag ah oo ay ugu talo galeen horumarinta gobolka gabiley iyo degmooyinka hoos imaada uu si wada jira deeq lacag ah oo tabarucaad ah ugu wareejiyeen
(1) Gudoomiyaha Xarunta Agoomaha ee Magaalada Gabiley
(2) Dugsi hoose oo loo dhisayay degmada Agabar ee gobolka gabiley
(3) Waxa sidoo kale uu ururku shahaado dhiiri galina siiyaya Ururka kheyriga ah ee SAMA-KAAL oo gacanta ku haya Cisbitaalka dhimirka ee gabiley. ugu danbeytii waxa deeqtii tabarucaadka ahayd gaadhsiiyay Gudoomiyaha GARDO FINLAND Abdisamad daahir oo waqtigaa ku sugnaa dalka.

MASHAARIICDII GARDO FINLAND 2013 ka qabatay gobolka gabiley Gudoomiya GARDO FINLAND MR.Abdisamad Daahir oo deeq lacag ah...
28/03/2015

MASHAARIICDII GARDO FINLAND 2013 ka qabatay gobolka gabiley

Gudoomiya GARDO FINLAND MR.Abdisamad Daahir oo deeq lacag ah ku wareejinaya Gudidii dhismaha gabyanka Dooxa Arabsiyo waxa sawirka ka muuqda Mayer shucayb,Badhasaab Yabaarug iyo Xubno kamida golaha deegaanka iyo gudida gacanta ku heysay hirgalinta mashruucaa biyaha lagaga xidhayay fatahaada dooxa arabsiyo

GABYANKA AMA BIYO XIDHEENKA DOOXA ARABSIYO 2013Sanad kasta xiliga ay roobabku ka da'aan dalka Somaliland waxa uu DOOXA D...
28/03/2015

GABYANKA AMA BIYO XIDHEENKA DOOXA ARABSIYO 2013
Sanad kasta xiliga ay roobabku ka da'aan dalka Somaliland waxa uu DOOXA DEGMADA ARABSIYO halis/Khatar galiyaa isu socodka gaadiidka iyo dadka u kala safrayo dalka gudihiisa iyo dalka dariska ee Ethiopia, Sidoo kale waxa uu dooxu Sanadkii 2013 ku fatahay Beeraha iyo gudaha Magaalada Arabsiyo,Iyada oo laga qeyb qaadanyo Badbaadinta ayaa Ururka GARDO FINLAND ee qurba jooga gobolka gabiley Kaqeybqaatey gebyankii ama Biyo xidheen lagu yareynayo khatarta dooxa.

Wasiir Abiib Timacad oo gudoonsiinya Agab direys ah  Koojka Xulka gobalka gabiley uga qeybgalay  ciyaarahii gobalada ee ...
22/03/2015

Wasiir Abiib Timacad oo gudoonsiinya Agab direys ah Koojka Xulka gobalka gabiley uga qeybgalay ciyaarahii gobalada ee 2013

22/03/2015
GARDO FINLAND rasmimedia

GARDO FINLAND SPORT PROJECT 2013
Waxa uu ururku Agab sports ugu deeqay Sadexda xul ee gobalka gabiley(1).Xulka kubada Cagta (2).Xulka kubada Koleyga (3).Kooxda Orod yahanada ee gobalka uga qeyb galay Ciyaarahii gobalada Somaliland ee 2013. Dhiiri galintii loo muujiyay Gobalka waxa suurta gashay in Kooxda Kubada Koleyga ay ku guuleystay Koobkii ugu horeeyey sanadkii 2013

15/02/2015

Supporting people help themselves !

Osoite

Märssykuja 1D 58
Helsinki
00980

Puhelin

00358442714697

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita GARDO Finland ry :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Yritys

Lähetä viesti GARDO Finland ry :lle:

Lähellä hallituksen palvelut


Muut Helsinki hallituksen palvelut

Näytä Kaikki