Xisbiga KAAH - Finland

Xisbiga KAAH - Finland Bogga Rasmiga ah Ee Xisbiga Sinnaanta iyo Horumarka Ee KAAH - Finland

29/09/2025
21/09/2025
WARGELIN:Furitaanka Xafladda Xisbiga KAAH Laantiisa Finland.
25/08/2025

WARGELIN:
Furitaanka Xafladda Xisbiga KAAH Laantiisa Finland.

Guddida qabanqaabada xafladda shaacinta furitaanka Xisbiga KAAH laantiisa Finland ayaa isugu yimi shir ay kaga arrinsana...
18/08/2025

Guddida qabanqaabada xafladda shaacinta furitaanka Xisbiga KAAH laantiisa Finland ayaa isugu yimi shir ay kaga arrinsanayaan sidii loo dardar gelin lahaa qabsoomida xaflada. Kulanka waxaa hogaaminayey guddoomiyaha Laanta Xisbiga KAAH iyo guddoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Finland.

Osoite

Helsinki

Nettisivu

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Xisbiga KAAH - Finland :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Jaa

Kategoria