Faafinta Diinta Islaamka

Faafinta Diinta Islaamka page/kaan wxaa loogu talo galay dadka somaliyed inaa uguso gudbino dacwada diinta islaamka diinta islaamka waa dinta xaqa ah mahad sanidiin walalayaal.....

wxaa laga sameyay page/kaan Dalka FINLAND gaar ahaan Caasimada Dalka HELSINKI

Inailahi wa inaa ilahi rajicuun, Allah ha u naxaristo Ismacil Haniya wuxu ahaa geesi ka baxay dunida islaamka.   Waxaa A...
31/07/2024

Inailahi wa inaa ilahi rajicuun, Allah ha u naxaristo Ismacil Haniya wuxu ahaa geesi ka baxay dunida islaamka.

Waxaa Allah uga rajeynaa inuu u aqblao shahidnimadisa sido kle Allah haku irsaaqo janatul firdowsa Al-aclaa. Aamin

Aniga ahaan wxaa u arkaa shirqokisa iney ka danbeyso Shiicada iiran dilkisa waxaa yuhuuda u fududayay waa shiicada iiran.

Shiicada raafidada ah ee Iiran waa cadowga kooowad ee dadka suniyinta ah ay leeyihiin. Allah ha jabiyo yuhuuda, gaalada iyo munaafiqinta la socoto.

إنا لله و إنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين #
20/07/2024

إنا لله و إنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين #

25/05/2024

🌹 كُن من الذاكرين 🌹

- سُبحان الله .

- الحمدلله .

- لا إله إلا الله .

- اللهُ أكبر .

- لا حول و لا قوة إلا بالله .

- سُبحان الله و بحمدهِ .

- سُبحان الله العظيم .

- استغفر الله و أتوبُ إليهِ .

- اَللَّهُمَّ صَلِِّ عَلَى مُحَمَّدٍ ﷺ . #

25/05/2024

✅تذكير بقراءة سورة الملك

[بسم الله الرحمن الرحيم]

تَبَارَكَ الَّذِي بِيَدِهِ الْمُلْكُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ •

الَّذِي خَلَقَ الْمَوْتَ وَالْحَيَاةَ لِيَبْلُوَكُمْ أَيُّكُمْ أَحْسَنُ عَمَلا وَهُوَ الْعَزِيزُ الْغَفُور•

الَّذِي خَلَقَ سَبْعَ سَمَاوَاتٍ طِبَاقًا مَّا تَرَى فِي خَلْقِ الرَّحْمَنِ مِن تَفَاوُتٍ فَارْجِعِ الْبَصَرَ هَلْ تَرَى مِن فُطُور•

ثُمَّ ارْجِعِ الْبَصَرَ كَرَّتَيْنِ يَنقَلِبْ إِلَيْكَ الْبَصَرُ خَاسِئاً وَهُوَ حَسِير•

وَلَقَدْ زَيَّنَّا السَّمَاء الدُّنْيَا بِمَصَابِيحَ وَجَعَلْنَاهَا رُجُومًا لِّلشَّيَاطِينِ وَأَعْتَدْنَا لَهُمْ عَذَابَ السَّعِير•

وَلِلَّذِينَ كَفَرُوا بِرَبِّهِمْ عَذَابُ جَهَنَّمَ وَبِئْسَ الْمَصِير•

إِذَا أُلْقُوا فِيهَا سَمِعُوا لَهَا شَهِيقًا وَهِيَ تَفُور•

تَكَادُ تَمَيَّزُ مِنَ الْغَيْظِ كُلَّمَا أُلْقِيَ فِيهَا فَوْجٌ
سَأَلَهُمْ خَزَنَتُهَا أَلَمْ يَأْتِكُمْ نَذِير•

قَالُوا بَلَى قَدْ جَاءَنَا نَذِيرٌ فَكَذَّبْنَا وَقُلْنَا مَا نَزَّلَ اللَّهُ مِن شَيْءٍ إِنْ أَنتُمْ إِلاَّ فِي ضَلالٍ كَبِير•

وَقَالُوا لَوْ كُنَّا نَسْمَعُ أَوْ نَعْقِلُ مَا كُنَّا فِي أَصْحَابِ السَّعِير•

فَاعْتَرَفُوا بِذَنبِهِمْ فَسُحْقًا لِّأَصْحَابِ السَّعِيرِ
إِنَّ الَّذِينَ يَخْشَوْنَ رَبَّهُم بِالْغَيْبِ لَهُم مَّغْفِرَةٌ وَأَجْرٌ كَبِير•

وَأَسِرُّوا قَوْلَكُمْ أَوِ اجْهَرُوا بِهِ إِنَّهُ عَلِيمٌ بِذَاتِ الصُّدُور•

أَلا يَعْلَمُ مَنْ خَلَقَ وَهُوَ اللَّطِيفُ الْخَبِير•

هُوَ الَّذِي جَعَلَ لَكُمُ الأَرْضَ ذَلُولا فَامْشُوا فِي مَنَاكِبِهَا وَكُلُوا مِن رِّزْقِهِ وَإِلَيْهِ النُّشُور•

أَأَمِنتُم مَّن فِي السَّمَاء أَن يَخْسِفَ بِكُمُ الأَرْضَ فَإِذَا هِيَ تَمُور•

أَمْ أَمِنتُم مَّن فِي السَّمَاء أَن يُرْسِلَ عَلَيْكُمْ حَاصِبًا فَسَتَعْلَمُونَ كَيْفَ نَذِير•

وَلَقَدْ كَذَّبَ الَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ فَكَيْفَ كَانَ نَكِير•

أَوَلَمْ يَرَوْا إِلَى الطَّيْرِ فَوْقَهُمْ صَافَّاتٍ وَيَقْبِضْنَ مَا يُمْسِكُهُنَّ إِلاَّ الرَّحْمَنُ إِنَّهُ بِكُلِّ شَيْءٍ بَصِير•

أَمَّنْ هَذَا الَّذِي هُوَ جُندٌ لَّكُمْ يَنصُرُكُم مِّن دُونِ الرَّحْمَنِ إِنِ الْكَافِرُونَ إِلاَّ فِي غُرُور•

أَمَّنْ هَذَا الَّذِي يَرْزُقُكُمْ إِنْ أَمْسَكَ رِزْقَهُ بَل لَّجُّوا فِي عُتُوٍّ وَنُفُور•

أَفَمَن يَمْشِي مُكِبًّا عَلَى وَجْهِهِ أَهْدَى أَمَّن يَمْشِي سَوِيًّا عَلَى صِرَاطٍ مُّسْتَقِيم•
قُلْ هُوَ الَّذِي أَنشَأَكُمْ وَجَعَلَ لَكُمُ السَّمْعَ وَالأَبْصَارَ وَالأَفْئِدَةَ قَلِيلا مَّا تَشْكُرُون•

قُلْ هُوَ الَّذِي ذَرَأَكُمْ فِي الأَرْضِ وَإِلَيْهِ تُحْشَرُون•

وَيَقُولُونَ مَتَى هَذَا الْوَعْدُ إِن كُنتُمْ صَادِقِين•

قُلْ إِنَّمَا الْعِلْمُ عِندَ اللَّهِ وَإِنَّمَا أَنَا نَذِيرٌ مُّبِين•

فَلَمَّا رَأَوْهُ زُلْفَةً سِيئَتْ وُجُوهُ الَّذِينَ كَفَرُوا وَقِيلَ هَذَا الَّذِي كُنتُم بِهِ تَدَّعُونَ •

قُلْ أَرَأَيْتُمْ إِنْ أَهْلَكَنِيَ اللَّهُ وَمَن مَّعِيَ أَوْ رَحِمَنَا فَمَن يُجِيرُ الْكَافِرِينَ مِنْ عَذَابٍ أَلِيم•

قُلْ هُوَ الرَّحْمَنُ آمَنَّا بِهِ وَعَلَيْهِ تَوَكَّلْنَا فَسَتَعْلَمُونَ مَنْ هُوَ فِي ضَلالٍ مُّبِينٍ•

قُلْ أَرَأَيْتُمْ إِنْ أَصْبَحَ مَاؤُكُمْ غَوْرًا فَمَن يَأْتِيكُم بِمَاء مَّعِين•

💭نوروا قبوركم بسورة الملك

•══•••💕❁💕•••══• #

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال عيد الفطر المبارك علينا وعليكم كل عام وانتم بخير❤️ #
11/04/2024

تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال عيد الفطر المبارك علينا وعليكم كل عام وانتم بخير❤️ #

03/12/2023
24/03/2023
01/07/2022

Halaga faa’ideysto waxaa lagu jiraa maalmihii ugu qeyrka badnaa sanadka

12/01/2022

Nin Reer baadiyo ah Ayaa xaaskiisa u yimid wuxuuna ku dhahay waad iga furantahay ilaa in mudo ah ;ﺣﺘﻲ ﺣﻴﻦ

kadib ninkii waa uu ka shalaayay, waxa uuna doonay in uu ka noqdo, hasa ahaatee waxa uu Raadiyay Mudadaas u carabaabay inta ay tahay,

wuxuu soo aaday Rasuulka scw wuxuuna rabay inuu waydiiyo: Goorma ayaan Xaaskeeyga ku noqon karaa? Hasa ahaatee Rasuulka scw wuu soo waayay xaafadiisa ma joogin waqtigaas.

kadib wuxuu soo aaday Abuu bakar Rc wuxuuna waydiiyay isla Su,ashii ahayd " ﺣﺘﻲ ﺍﻟﺤﻴﻦ " Tafsiirkeeda (macnaheeda) Abuu bakar Rc wuxuu ku Macneeyay: xaskaaga kuuma banaano ilaa Aad ka dhimaneeso, Yacnii waligaa kuma noqoneysid, wuu ka soo Tagay.

Hadana wuxu u yimid cumar bin khadaab Rc Hadana isla su,ashii ayuu waydiiyay cumar Rc wuxuu ku jawabay : waxay Xaraam kaatahay ilaa 40sano.

Hadana wuxuu u yimad cuthman bin cafaan Rc isla su'ashii ayuu waydiiyay, cuthmaan wuxuu ku jawaabay: waxay xaaraam kaatahay 1sano oo kaamil ah(12bil).

Hadana wuu ka so Tagay wuxuu u yimid Cali bin abii daalib isla su'ashii ayuu waydiiyay? wuxuuna ugu jawaabay: waxay xaaraam kaatahay 1 habeen.

Saxaabigii jawaabihii Tirada badnaa ayuu ku wareeray, Ra'yigee qadataa Tafsiirka kalmdii ahayd " ﺣﺘﻲ ﺣﻴﻦ "

kolkaaas buu usoo noqday Rasuulka scw Asoo bustihiisa ku hoos jira, waxa uuna u sheegay wixii dhacay iyo jawaabihii u soo helay.

Rasuulka scw wuxuu dhahay Fadhiiso, wuxuu u Yeeray 4tooda,(Abuubakr,cumar,cithman iyo cali)RC Markeey u yimaadeen Rasuulka scw,

Abuubkar ayuu Rasuulka ku dhahay: Abuu bakarow sababtee ayaad Ninkaan xaaskiisa Ugu xarimtay ilaa uu ka dhimanayo "Yacnii inuusan waligiis ku noqon karin?

Abuubakar: Rasuulka allow Ilaahay soo Qur'aanka kuma dhihin ( ﻓﻤﺘﻌﻨﺎﻫﻢ ﺣﺘﻰ ﺣﻴﻦ ) macnaha " ﺣﺘﻲ ﺣﻴﻦ " ee halkaan ku jirtana so maahan ilaa dhimshada"

Rasuulka scw wuu amusay, wuxuuna dhahay adigana cumarow maxad ninkan xaaskisa ooga xarintay 40 sano.?

Cumar asna wuxuu dhahay: Rasuulka allow, Alle soo qur'aanka kuma dhihin bilaawga suuratul INSAAN ( ﻫﻞ ﺃﺗﻰ ﻋﻠﻰ ﺍﻹﻧﺴﺎﻥ ﺣﻴﻦ ﻣﻦ ﺍﻟﺪﻫﺮ ﻟﻢ ﻳﻜﻦ ﺷﺌﺎ ﻣﺬﻛﻮﺭﺍ ‏) " ﺣﻴﻦ " Halkaan macnaheeda waxaay ku tahay" in Nabi adam CS janada u ku Nagaaday 40sano Inta aanan Dhulka loo soo Dajin.

wuu amusay Rasuulka scw. Hadana wuxuu dhahay adigana Cithmaanow maxaad ugu xarimatay Ninkaas Xaaskiisa mudo sanad ah (12bil).

Cithaman bin cafaan ayaa yiri: Rasuulka allow, miyuusan Alle subxaannahu watacaala Qur'aanka ku dhihin (ﺗﺆﺗﻰ ﺃُﻛﻠﻬﺎ كل حين)" ﻭﺣﻴﻦ " Halkaan waxay la macno tahay geedaha badankood waxay miro dhalaan sanad walba,

wuu amusay Rasuulka scw. Hadana wuxuu dhahay adigana caliyow maxad ugu xarimtay Ninkaas Xaaskiisa mudo Habeen ah?

Cali ayaa yiri: Rasuulka allow miyuusan alle Qur'aanka ku dhihin: ( ﻓﺴﺒﺤﺎﻥ ﺍﻟﻠﻪ ﺣﻴﻦ ﺗﻤﺴﻮﻥ ﻭ ﺣﻴﻦ ﺗﺼﺒﺤون ‏)" ﻭﺣﻴﻦ " Halkaan waxay lamid tahay "Habeenkii"

Rasulka Scw wuu ku farxay Saxaabadiisa. Markaas Ayuu yiri "Saaxabbadayda waa sida xiddigihi oo kale mid kasta ood ku dayataan waad ku hanuuneysaan,"

Rasuulka scw wuxuu u ishaaray inuu qaato Fikirka cali Rc sababtoo ah isagaa kuu fudud ayuu ku yiri.!!

Hadaad ku raaxeysatay Akhrinteda ku sali xabiibka Scw

Waa codsi ma aha amar Hadduu ku soo gaaro
kheyrkaan Allaah dartiis u .

Alhamdulillah
08/01/2022

Alhamdulillah

Osoite

Vantaa
00520

Puhelin

+358466198886

Nettisivu

Hälytykset

Tiedä ensimmäisenä ja anna meille oikeus lähettää sinulle sähköpostitse uutisia ja promootioita Faafinta Diinta Islaamka :ltä. Sähköpostiosoitettasi ei käytetä muihin tarkoituksiin, ja voit perua milloin tahansa.

Ota Yhteyttä Organisaatio

Lähetä viesti Faafinta Diinta Islaamka :lle:

Jaa