Adam Abdi

Adam Abdi Arimaha Bulshada, Dhaqaalaha, Dhiiragalinta, Hal-Abuurka, Taariikhaha iyo Guubaabinta Ciidanka Qaranka.

08/01/2026

Somalia!

Aniga fikirkeyga, waxaan is leeyahay hal mid uun baa ka qaldan.

Qofka Soomaaliga ah, yaraantiisa lama soo barin muhiimda wadankiisa uu leeyahay iyo wadaninimada. Taa badelkeeda, Caruurta Soomaaliyeed, waxaa la baray oo kaliyah qabiilka ay Somali weyn ka yihiin iyo in uu lama taabtaan yahay. Midaas waxaa u sabab ah, nidaamka wax barasho ee wadankeena ka jira iyo waalidiinta Soomaaliyeed.

Adiga Sidee kula tahay?

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adam Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category