Xisbiga kaah Laanta UK

Xisbiga kaah Laanta  UK Waa bogga Rasmiga ah Xisbiga Kaah Laanta UK.

28/07/2026

Musharrax Xildhibaan Kaltuun Xaashi ayaa casho sharaf u samaysay qurbajoogga Xisbiga KAAH.

02/07/2026

Done

Koobka FIFA World Cup 2026 waxaa ka saamayn iyo sawaxan batay hadal haynta Guddoomiye Maxamuud Xaashi.Tomorrow!
01/07/2026

Koobka FIFA World Cup 2026 waxaa ka saamayn iyo sawaxan batay hadal haynta Guddoomiye Maxamuud Xaashi.

Tomorrow!

Tomorrow
01/07/2026

Tomorrow

29/06/2026

KAAH ba la isugu imanayaa.

Dalka waan aqaanaa
Bahal iga da' waynoo
Dad cunii ma joogee
Ma didee hargooloow
Haygu tumin durbaanada
Iyo daasadaha madhan.

Abu-hadra AHUN

11/06/2026

Gudomiyaha Xisbiga Kaah Mudane Maxamuud Xaashi Abdi aya maanta booqasho ugu tegay Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani barada uu ka degan yahay magaalada Hargeysa.

Suldaan Maxamed, oo ah oday qaran oo ku suntan tudhaale bulsho iyo taloqabeennimo ummaddeed, waxa iiga muuqday bogsasho iyo soo kabasho mug weyn.

02/06/2026

Kalmadii Gudoomiyaha Xisbiga KAAH UK Mudane Ahmed Waqaf uu ka jeediyey soo dhaweyntii Abdiraxmaan Hussien Nuur Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Somaliland.

02/06/2026

Kaah ba laysgu imanaya🚩

Congratulations to Gudomiye Mohamud Mohamed Ibrahim iyo Xoghaye Suleekha Ismail Abdi rabi haydin ku asturo xilaalka misk...
02/06/2026

Congratulations to Gudomiye Mohamud Mohamed Ibrahim iyo Xoghaye Suleekha Ismail Abdi rabi haydin ku asturo xilaalka miskanka culus ee laydin igmaday.

18/05/2026

Manta iyo dabaldeegi munasibada 18 May iyo Madaxdi Xisbiga Kaah.

Address

London

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga kaah Laanta UK posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share