Sharif Geyre

Sharif Geyre Sharif Geyre/linkedin
Website: Www.Geirre.com
(6)

I'm Sharif Geyre you can contact me All these platforms:
page: https://www.facebook.com/Geyre02/
Twitter: https://twitter.com/Geyre02
linkedin: www.

Hospital Lada Wadanka India 🇮🇳 Ayaa Bilaabay Fariimo Wacyi Gelin ah Oo Bukanaada Looga Digaayo in Ay Ka Feejignaadaan Vi...
30/05/2026

Hospital Lada Wadanka India 🇮🇳 Ayaa Bilaabay Fariimo Wacyi Gelin ah Oo Bukanaada Looga Digaayo in Ay Ka Feejignaadaan Virus ka Ebola Virus Oo Si Aad Ah Ugu Faafaya Africa.
Hindiya Ayaa Walaac Badan Ka Qabta Cudurkaan, Maa Daamo Ay Dalka Soo Galaan Dad Aad U Badan Oo badi bukaano ah,
Dowlada Ayaa Sidokle Bilowday in Musaafiriinta Ay Waydiiso In Ay Mudooyinkii Ugu Danbeyey Ay Booqdeen, Wadamada Cudurkaan Laga Helay Ee Waqooyiga Iyo Bartamaha Africa.
Sharif Geyre

5 Sano Kahor Maanta Ookle Waxaa Dhintey Allaha Unaxristee Sooraan Ismail Oo Ahaa Majaajileyste Somalida dhexdeeda Aad Ca...
26/05/2026

5 Sano Kahor Maanta Ookle Waxaa Dhintey Allaha Unaxristee Sooraan Ismail Oo Ahaa Majaajileyste Somalida dhexdeeda Aad Caan Uga Ahaa.
Majaajiladiisii Maxaa Ka Xasuusataa?

Sooqabo Wiil Ay Ka Gar Weyntahay?😂
23/05/2026

Sooqabo Wiil Ay Ka Gar Weyntahay?😂

22/05/2026

Aaway

21/05/2026

Cir Buluug ah Goormee kugu Danbeysay?

Dadka aan Qadeyn Maxay Noogu soodiraan Reer Galbeedku😭😂😂
15/05/2026

Dadka aan Qadeyn Maxay Noogu soodiraan Reer Galbeedku😭😂😂

15/05/2026

Adoo Adigu Codkaaga Qofka Aad Rabto Ku Dooran Kara, Maxaa Kugu Kalifaya in Odey Beeshada ah masiirkaaga Uga Danbeyso!

10/05/2026

Jawigaan Kwrn, Xiliga Cad Ceeda Qoraxda iyo Xeebtu Isqabtaan, Waa Marka Ay, Ugu Jecel yihiin Dadka Jecel Jawiga Xeebaha❤️🥰 Sharif Geyre

🚨 Deg Deg:Markii ugu horreysay ayaa caawa fagaaraha magaalada Muqdisho, gaar ahaan KM4, lagu arkay Kaare, xilli berri su...
10/05/2026

🚨 Deg Deg:
Markii ugu horreysay ayaa caawa fagaaraha magaalada Muqdisho, gaar ahaan KM4, lagu arkay Kaare, xilli berri subax la filayo in magaalada ay ka dhacaan bannaanbaxyo kala duwan.!!!

Wargelin iyo Digniin.Muwaadin Xaafadaada Joog
10/05/2026

Wargelin iyo Digniin.
Muwaadin Xaafadaada Joog

WARGELIN & DIGINIIN AMNI

Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir, waxay bulshada ku nool Caasimadda Muqdisho ku wargelinayaan in maalinta berri ah aan la oggolaan doonin bannaanbaxyo hubeysan, falal rabshado wata, iyo isu-soo-bax kasta oo khatar gelin kara amniga iyo xasilloonida Caasimadda.

Hay’adaha Ammaanka waxay caddeynayaan in kaliya la oggol yahay isu-soo-bax nabadeed oo waafaqsan sharciga dalka iyo nidaamyada amniga, kaas oo loo asteeyay inuu ka qabsoomo EGN Yariisoow, Sidoo kale, lama oggola in lagu dhex qaato hub, abaabul rabshado, ama falal qalqal gelin kara shacabka.

Shacabka waxaa lagu adkeynayaa inay ka fogaadaan kooxaha iyo shaqsiyaadka ku howlan hurinta rabshadaha iyo falalka lidka ku ah amniga guud.

Ciidanka Ammaanka waxay tallaabo adag ka qaadi doonaan cid kasta oo lagu helo falal sharci-darro ah ama ku lug lahaanshaha bannaanbaxyo hubeysan.

Ugu dambeyn, shacabka Soomaaliyeed waxaa loogu baaqayaa inay la shaqeeyaan Hay’adaha Ammaanka si loo ilaaliyo nabadda, deganaanshaha, iyo Xasiloonida Caasimadda Muqdisho.

DHAMMAAD

Maanta Afka Ayey Maro Cad Ku Xirteen Lkn Beri Madaxa Ayay Maro Gaduudan Ku Xiran Doonaan Dhibaato Ka Dhalata Foodada Ay ...
09/05/2026

Maanta Afka Ayey Maro Cad Ku Xirteen Lkn Beri Madaxa Ayay Maro Gaduudan Ku Xiran Doonaan
Dhibaato Ka Dhalata Foodada Ay Abuurayaan Darteed.

Address

Ludhiana

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sharif Geyre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share