Senator Maryan Farah Kahiye

Senator Maryan Farah Kahiye Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Senator Maryan Farah Kahiye, Government Official, Dadaab.

Official Page Of Senator Maryan Farah Kahiye, Member Of Federal Parliament Of Somalia-upper House, Chairperson Of Foreign Affairs, International Cooperation, planning, Investment And Economic Development Aqalka Sare.

Xurmadle H.E Ahmed Mohamed Islaam Cimri dheer iyo caafimaad papa🫶🏼❤️
29/05/2026

Xurmadle H.E Ahmed Mohamed Islaam Cimri dheer iyo caafimaad papa🫶🏼❤️

Ryna hooyadeed ina farah kahiye 🫶🏼
27/05/2026

Ryna hooyadeed ina farah kahiye 🫶🏼

Ciid Mubaarak dhammaan walaalaha Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan. Alle ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, h...
27/05/2026

Ciid Mubaarak dhammaan walaalaha Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan. Alle ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inagu gallado nabad, caafimaad iyo kheyr badan. Ciid wanaagsan
Amina Osman Samow

15/05/2026

Maanta waxaa si rasmi ah u soo dhammaaday muddo xileedkaaga Hassan Sheikh Mohamud Waxaan rajeynaynaa in madaxweynaha xiga ee dalkeennu noqdo hoggaamiye danta shacabka ka hormariya wax kasta, ilaaliya hantida iyo dhulka dadweynaha, kuna hoggaamiya dalka daahfurnaan, caddaalad, iyo isla xisaabtan si loo dhiso mustaqbal wanaagsan oo jiilasha dambe anfaca.

15th May
15/05/2026

15th May

09/05/2026

Banaanbaxa waa xaq dastuuri dhibaatada ay gaysatay xukuumadda waa mid gaartay guri waliba si aan uga hortagno waa in aan si wadajir ah bari u soo baxnaa💪🏻✊

Muwaadin Usoo Bax Hiil Shacab
09/05/2026

Muwaadin Usoo Bax Hiil Shacab


03/05/2026

waxaa la soo xiray tababar ay qaateen 2,000 oo ka tirsan Daraawiishta Jubbaland 💪🇸🇴 Tallaabo weyn oo lagu xoojinayo amniga iyo difaaca dalka.”

Aad ay sharaf ugu tahay inaan ka mid noqdo Top 100 Somali Leaders 2025. Mahad gaar ah ayaan u dirayaa Leadership Magazin...
21/04/2026

Aad ay sharaf ugu tahay inaan ka mid noqdo Top 100 Somali Leaders 2025. Mahad gaar ah ayaan u dirayaa Leadership Magazine- SomaliaL aqoonsigan qiimaha leh, iyo dhammaan dadkii ii codeeyay. Tani macne weyn ayay ii leedahay, waxaana ku faraxsanahay inaan ka mid noqdo hoggaamiyeyaasha ugu saameynta badan sannadka 2025. Waxaan sii wadi doonaa inaan u adeego bulshada si daacadnimo iyo dadaal leh. Thank you y’all for the continued support. 🙏

MuugDheer
15/04/2026

MuugDheer

14th April 2026
14/04/2026

14th April 2026

Address

Dadaab

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Senator Maryan Farah Kahiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Senator Maryan Farah Kahiye:

Share