Ugaaska Ina Ugaas

Ugaaska Ina Ugaas Hantida Aad Leydahey Iyo Wixi Aad So Habato Hadi Lo Siyo Hibo Abalkod Lama Gude Hooyadu Waa Lamahuran

06/08/2026

Macalin Iyo Ardeygiisa Waligeey Makala Badinayaan.

(Laga Bartaa Laga Badiyaa. ).

Ciyaartu Waa Barbar Dhac.

05/08/2026

Wali Ma Cuntey Bur Saleebaan. (Bur Xabaal ).

PSF ta Naloo Sheegaayey Sidaan Miyee Ufududaayeen. ? Aawey Ciidamadii Nala Lahaay Maskeey Cunaan Oo Duurjoogta Ee Wax La...
05/08/2026

PSF ta Naloo Sheegaayey Sidaan Miyee Ufududaayeen. ?
Aawey Ciidamadii Nala Lahaay Maskeey Cunaan Oo Duurjoogta Ee Wax La Qeybsadaan.

Waa Cadaalad Daro Sidaan. Xisbiga Cadaalada Ayaa Lala Baxey Sidaana Waa Loo Dhaqmayaa.
03/08/2026

Waa Cadaalad Daro Sidaan.

Xisbiga Cadaalada Ayaa Lala Baxey Sidaana Waa Loo Dhaqmayaa.

03/08/2026

JSP Alaabtaan Ceeriinka Eh Nagasoo Bisleeya oo Shaati Ugaliya.

25/07/2026

Wadadaan Muhiimka Eh Maxaa Loo Dayacey. ?

Maamulka Gobolka Rer Heliwaa Intuu Ku Iloowey. ?

24/07/2026

Taliyihii Qeybta Police ka Galmudug Gashaanle Sare Mohamed Daahir Cabdulle Ayaa Maantey Goob Joog Ka Ahaay Doorashadii Madasha Herijire Wuxuuna Uhambalyeeyey Gudoomiyaha Dib Loo Doortey.

Hambalyo Gudoomiyaha Madasha Rer Mohamed Rooble Mudane Dr Xuseen Maxamed Shiiq Cali. Soo Dhawaaw Gudoomiye Waxaan Rajeyn...
24/07/2026

Hambalyo Gudoomiyaha Madasha Rer Mohamed Rooble Mudane Dr Xuseen Maxamed Shiiq Cali.

Soo Dhawaaw Gudoomiye Waxaan Rajeynaa Inaad Horay Usii Wadatid Howlahaagii Hortabinta lahay.

Xilka Culus Ee Dusha Lagaa Saaray Allaha Kula Garab Galo.
Anagana Waa Kugu Garab Taaganahey Ushaqeenta Bulshada Laguusoo Doortey.

24/07/2026

Shacabku marbeey Maxkamad Noqdaan.

Shacabkii Waa Diideen In Wado La Dhisto Oo La Sharciyeesto Iyadoo Maamul Lagusoo Gambanaayo.

Maamulka Meeshaan Ka Jiro Waxee Ku Fashilmeen Ineey Ka Hortagaan Waxa Shacabkaas Soo Kiciyey Oo Xad Gudubka Eh.

Address

Kisumu

Telephone

+252613324226

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugaaska Ina Ugaas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ugaaska Ina Ugaas:

Shortcuts

Share