DAWA HUDET MEDIA

DAWA HUDET MEDIA Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DAWA HUDET MEDIA, Political organisation, 9500 Village Pl Boulevard, Moyale.

Magaaladeeydii maamul magaalada Mooyaalle ayaa saake bartamaha jidka halboowlaha Faraas magaalada ‎Ayaa saake subaxnimo ...
08/08/2026

Magaaladeeydii maamul magaalada Mooyaalle ayaa saake bartamaha jidka halboowlaha Faraas magaalada
‎Ayaa saake subaxnimo sawir quruxbadan La iga qaaday

‎Waa magaalada mar h**e ilbaxdeey

‎Waana maagalada Hoyga ganacsiga Ee DDS EE geeska afrika

‎Waa magaalada hoyga geesiyasha

‎Waa magaalada hooyada Agoonta iyo masaakiinta koriis

‎ waana magaalada aanan marna dadkeeduna in laguumeystto Aan ogoleeynin marnaba

‎Waa magaalada dadkedu shafkooda sida doonana ku dhax noolaadaan meelaha uhu quruxbadan Ee faraaska magaalada


‎Qofka sawirkan quruxbadan iga qaadey

‎Walaalkey wariye ama suxuufiga Gobolka Dawa Ee Degmada Mooyaale

‎▀▀▄ Abdifatah Hassan Eymoy▄▀▄▀▄▀
‎▄

‎Haji Abdifatah waa nin halgame weey
‎Waa Ninka wararka iyo muuqalo quruxbadan gobolka Dawa inoogu soo gudbin jiray

‎Sida Quruxdaban Ee Aad saake sawirka iga qaadey hadA nahay dhalinta Hudhet sharaf iyo karaamo inaga mudan tahay

‎Sido kale bulashada gobolka Dawa ku xirnada pageka Abdifatah Dawa media

‎Qore Abdirahman shureymi

‎"Bismillaahi Raxmaani Raxiim‎‎          ‎Waxaan Maanta si rasmi ah u shaacinayaa in aan ahay Musharax uu  taagan Xildhi...
02/02/2026

‎"Bismillaahi Raxmaani Raxiim


‎Waxaan Maanta si rasmi ah u shaacinayaa in aan ahay Musharax uu taagan Xildhibaan cusub Heer deegan, Ee Degmada

‎Anigoo Ah
‎Musharax xildhiban cusub heer ee deegaan xisbiga talada haya Ee Dagmada Mooyaalle oo kamid ah Xildhibaan musharax cusub xisbiga Barwaqo

‎Shacabka qiimaha iyo sharafka leh ee Gobolka Dawa Ee Degmada Waxaan u taaganahay rabitaankiina si qalbi furan, niyadsami daacad ah, iyo yididiilo dhab ah oo aan doonayo inaan idiin horseedo isbedel dhab ah.

‎Waxaan ahay musharrax Xildhibaan deer deegaan cusub u taagan Degmada Mooyyalee ah, anigoo matalaya codkiinna, cabashadiinna, iyo riyooyinkiinna. Waxaan u taaganahay inaan noqdo codka dadka aan codka lahayn, baal u noqdo baahiyaha shacabka, iyo hormuudka himilada ummadda.

‎Uma aan dooran xilkan inaan xoolo ku raadiyo, balse waxaan u imid mas’uuliyad, daacadnimo iyo u adeegid dadkayga.

‎sidaa darteed waxaan xog-ogaal u ahaa xaalada iyo waaqaca dhabta ah ee kajira deegaanada

‎Ugu dambayn waxaan beeshayda, Ama
‎Aqoonyahanintioda iyo waxgaradkooda ugu cadsaneyaa inay igu tixgelin doonaan codsigayga"

‎Maqriib wanaagsan Asaxapey
‎. ii
‎✍️ Abdirahman


Ciyaal magaalo ma kasaan🤣
20/01/2026

Ciyaal magaalo ma kasaan🤣

08/01/2026

23-ka January 2026: Xuska Maalinta Midnimada DDS 🇬🇶

📌 Waa maalin ku suntan Midnimada iyo Wadajirka Shacabka Deegaanka Soomaalida 🇬🇶

📌 Waa maalintii dhidibada loo taagay astaanta Dowladnimada

📌 Waa maalin farxadeed oo agteena ku leh qiimo sare

Hambalyo Shacabka Dowlada Deegaanka Soomaalida 🇬🇶

qaar kamid ah Hogaaminta Gobolka

U diyaar garowga xuska maalinta calanka DDS

✍️ Abdirahman Shureymi

Address

9500 Village Pl Boulevard
Moyale
48116

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DAWA HUDET MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share