Racdheere community

Racdheere community Maamul wanaag

  RACDHEERE jidle Muran kuma jidho midkaan Racdheere community
14/03/2026

RACDHEERE jidle
Muran kuma jidho midkaan


Racdheere community

Hadii reerku kula jiro cidi waxba kaa tari maysoRacdheere community
13/03/2026

Hadii reerku kula jiro cidi waxba kaa tari mayso
Racdheere community

Bullaco maxaa idinka galay Jagi iyo furug iyo Bullaco qoydo hiiraanWaa dhul racdheere
28/02/2026

Bullaco maxaa idinka galay
Jagi iyo furug iyo Bullaco qoydo hiiraan
Waa dhul racdheere

Kan qabiil xanbaarsan
Dadka kala xigtaysta
Xeerarkiyo dastuurkiyo
Xoolaha dadweynaha
Xayndaafay keligiis
Ninka maanta leh jidle iska daaye dalcowstire warkiisa haba sheegin cadde cidaa Degmada Mustaxiil mawada lahan Xildhibaan ma noqon maro
Nin ciilan Xildhibaan ma noqon karo
Nin xanuusan Xildhibaan ma noqon karo
Nin dadka tuugsada Xildhibaan ma noqon karo

Xildhibaan degmada waa xildhibaan Dr Abdirauf maanta iyo beriba
Gugundhabe Community

Xildhibaanku dhaarta kaliya u harsantahay    Racdheere community
19/02/2026

Xildhibaanku dhaarta kaliya u harsantahay



Racdheere community

Hadaanu nahay beelwaynta Racdheere community  ee gobolka shabeele waxaa si mug iyo miisaan leh codkeena ku taageeereenaa...
16/02/2026

Hadaanu nahay beelwaynta Racdheere community ee gobolka shabeele waxaa si mug iyo miisaan leh codkeena ku taageeereenaa Dr abdirauf Ahmed Hassan inuu nagu matalo Labada Gole ee heer deegaan golaga harci dejinta iyo midka fulintuba

Racdheere iyo saleebaan cadde marka h**e ul iyo diirkeeda ayay ahaayeen meelna ku kalama hadhaan


Caanka Mustaxiil
Degmada Mustaxiil

Walaalahayn agaay, waxaan leenahay midnimadiinu waa furaha horumarka.”Racdheere community
17/01/2026

Walaalahayn agaay, waxaan leenahay midnimadiinu waa furaha horumarka.”
Racdheere community

16/01/2026

Meel kale ha aadin unuka lee waaye

Racdheere community

Caanka Mustaxiil
Degmada Mustaxiil

ABTIRKA BEESHA RACDHEERE – DANQOORE WAYTAAN JIDLECashar MaxamedJabra Iil MaxamedAamin MaxamedCabdale MaxamedRooble Maxam...
13/01/2026

ABTIRKA BEESHA RACDHEERE – DANQOORE WAYTAAN JIDLE
Cashar Maxamed
Jabra Iil Maxamed
Aamin Maxamed
Cabdale Maxamed
Rooble Maxamed
Afrax Maxamed

Racdheere community

05/01/2026

Soo laabay libaaxii mar kale majaraha u qabo dadka iyo deegankuba

Racdheere community
General bashiir garaad AK Bashir fareey

✅️
30/12/2025

✅️

Doorashada maanta ka socoto magaalada muqdisho .Iyo tii xildhibaan nuux isku doortay halkaanMagaca xitaa k**a sinna .Bal...
25/12/2025

Doorashada maanta ka socoto magaalada muqdisho .
Iyo tii xildhibaan nuux isku doortay halkaan
Magaca xitaa k**a sinna .
Balsw Waxaan ka rajayneena Madaxwaynaha jamhuuriyadda federal somalia Dr Hassan Sheikh Mohamud iyo Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka inay nagu soo simaan kuraasta laga leeyahay magaaladani beledwayne

Taarikhda waa markii ugu h**eesay xildhibaan uu malxiis ka dhigtay gabar kula aabo ah halka kuwa kale ay malxiiso kawada dhiganaayeen shaqsiyaad kale oo la qaraabo ah
Halka muux uu isku aamini waaayay qof kale

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Racdheere community posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share