SULTAAN SOMAALI

SULTAAN SOMAALI *PAGE kaan waxa aan ugu tala galay in aan ku muujiyo doorka ay ku leeyihin dhalin yarada siyaasada w

page kaan waxaa ugu tala galay in aan ku wacyi galiyo dhalinyarada soomaaliyeed ee ilooway dalkooda iyo dad kooda iyo diintooda iyo waliba awooda dhalinyaranimo ee u ilaahay siyey dib na usoo xasuusiyo in ay yihiiin dadkii gobanimada dalka hooyo dhaliyey xornimada aa maanta ku faaneena keenay runtii maaha wax fudud in maanta dhalinyarada arinkaa laga dhaadhicin karo hadana naxariista ale mar naba

k**a quusan doono waxa aan jeclaan laha inta igu fakar ka ah in ay ayagana ka shaqeeyan hor marka iyo abaabulka dhalin yarada soomaaliyeed GUUL IYO GOBANIMO .

Address

Nairobi
006

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SULTAAN SOMAALI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to SULTAAN SOMAALI:

Share