Ahmed qaraami

Ahmed qaraami No excuse for strangers and ignorance people (government administration)

DEGDEG: Ciidamo ka tirsan PSF oo kasoo baxay magaalada Qardho ayaa caawa gaaray magaalada Sarmaanyo.Wararka la helayo ay...
05/08/2026

DEGDEG: Ciidamo ka tirsan PSF oo kasoo baxay magaalada Qardho ayaa caawa gaaray magaalada Sarmaanyo.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in ciidamadan ay wataan 9 tikniko iyo hal ambalaas, iyadoo la sheegay inay caawa saldhigan doonaan magaalada Sarmaanyo.

Ilo xog ogaal ah ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamadu ay ka baxeen Qardho kadib cabsi laga qabo weerar uga yimaada ciidamada Puntland ee hoos taga xukuumadda Madaxweyne Siciid Deni.

05/08/2026

Deg Deg” Hub aan noociisa horay loogu Arag oo Caawa Markab Dagaal uu Muqdisho ka dajiyey iyo Heshiiskii Diyaarada JF-17 oo la saxiixay, War khawarij waa u dhamaatay.

War kale oo weyn: Xildhibaan Cumar Balash ayaa isna hadda shaaciyey inuu u tanaasulay Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Sha...
05/08/2026

War kale oo weyn: Xildhibaan Cumar Balash ayaa isna hadda shaaciyey inuu u tanaasulay Musharraxa Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, ahna Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac.

Xildhibaan Balash ayaa sheegay inuu taageerayo Musharrax Jaamac, isla markaana garab taagan yahay ilaa uu ku guuleysanayo xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Musharraxa Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa dhankiisa uga mahadceliyey Xildhibaan Cumar Balash tanaasulka iyo taageerada uu u muujiyey, isagoo yiri: "Walaal jir, abaalkaaga beerka ayaan ka ogsoonahay."

05/08/2026

muqaal aan la yaabey adiga maxay kula tahay

Marxuumkii arooska ahaa ee xaaskiisa ku dishay Muqdisho Cabdullaahi Cali Culusow oo caan ka ahaa dalka Austria 🇦🇹, ayaa ...
05/08/2026

Marxuumkii arooska ahaa ee xaaskiisa ku dishay Muqdisho

Cabdullaahi Cali Culusow oo caan ka ahaa dalka Austria 🇦🇹, ayaa muqdisho tagay si u guursado gabar yar oo qadka internetka iska barteen. Gabadhi ayuu guursaday, 3 maalin marka ay kaso wareegtay guurkiisa, ayaa meydkiisa laga helay guriga uu dagnaa asagoo la gowracay

Sidee loo dilay Abdulahi?

Xaaskiisa ayaa cuntada sun ugu dartay kadib marku miir daboolmay ayee sariirtiisa jiifka dusheeda ku gowracday. Asago meyd ah ayaa sariirta laga helay. Falkaas arxan darada waxa geystay wa xaaskiisa cusub ay wada joogen 3 maalin kaliya. Dilka ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan Dayniile

Marxuumka oo maalmo yar un joogay Muqdisho, ayaa la aqalgalay gabar kasoo jeeda Shaanshi ama dadka cad cadka ah, lamana yaqaan ilaa hadda sababta ay gabadhan sida arxandarada ah ugu dishay ninkii guursaday noloshana la wadaagay.

Waxaa la sheegay in Falka Dilka ay kala qayb qaadatay haweeney kale. Booliiska Dayniile, ayaa gacanta ku dhigay aroosada dilka ku eedeysan iyo labo gabdhood kale oo guriga la joogay. Allah ha u naxariisto Abdulahi wuxuu ifka uga tagay 5 caruur oo Dalka Austria kaga imaaday.

Hada ninkan Generalka mala qabtay 😂
05/08/2026

Hada ninkan Generalka mala qabtay 😂

05/08/2026

Madaxweyne Dani waa kaga adkaaday Puntland ilma Diyaano, lkn waxaa cajiiba dagaal 100askari lagu qabtay oo cidna ku dhiman, Waa dagaal quwadaha aduunka cashar u noqon kara.

05/08/2026

dumarkeena soomaaliyeed Wan ka xumahay dhaqankaas foosha xun kumaan ogeen blse waa oromo tani

Ragga dagaalaya waaba la gartay ee wiilkaas yar maskixiyan sidee usaameen doonaa mustaqbalka, waata dagaal uu sidii ciya...
05/08/2026

Ragga dagaalaya waaba la gartay ee wiilkaas yar maskixiyan sidee usaameen doonaa mustaqbalka, waata dagaal uu sidii ciyaarta caadigaa cml udaawanayo.

Sidii aan maalintii Isniinta idiinku sheegay, maanta Madaxweynaha waddankan Kenya, William Ruto, ayaa Aqalka Madaxtooyad...
05/08/2026

Sidii aan maalintii Isniinta idiinku sheegay, maanta Madaxweynaha waddankan Kenya, William Ruto, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay imaamyada masaajidda waddankan. Waa markii ugu horreysay ee arrintan ay ka dhacdo Kenya.

Imaamyada ayaa loogu baaqay inay masaajidda uga ololeeyaan Madaxweyne Ruto, isla markaana ay Muslimiinta ka codsadaan inay mar kale doortaan Ruto.

Madaxweyne Ruto ayaa sidoo kale xasuusiyay imaamyada in dowladda ay dhawaan bixin doonto mushaaraadka macallimiinta dugsiyada Qur'aanka iyo madaarista, isla markaana uu fududeeyay qaadashada kaarka aqoonsiga waddanka.

Address

1234567
Nairobi
1212

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed qaraami posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share