Maxamed Gacal

Maxamed Gacal Codka Dhalinyarada Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
Aragti โ€ข Aqoon โ€ข Horumar
(1)

31/07/2026

Aaway kuwii lahaa dalka hala soo faraglsho hadaad hadaadan difaaci karinaha madax bannaanidiisa carruurta biilkooda meel kale ka raadsada.

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ูฐู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽWaxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ehelkii, qaraabadii, asxaabti...
31/07/2026

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ูŽู‘ูฐู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ

Waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Axmed Cali Cigaal.

Waxaan Alle SWT uga baryayaa inuu u naxariisto, dembiyadiisana dhaafo, qabrigiisana u waasiciyo, kana yeelo beer ka mid ah beeraha Jannada. Ehelka iyo dhammaan dadka uu ka baxayna waxaan Alle uga baryayaa samir iyo iimaan.

Naf walba waxay dhadhamin doontaa geerida.

Illaahay ha u naxariisto Marxuum Axmed Cali Cigaal.

29/07/2026

29/07/2026

Xaawo Degan runtii meesha ay tagtaba waa shintaa
Caawana waxaa u shidan Galkacayo

27/07/2026

Social media somaalida yar iyo weyn dhibaato ayuu ku yahay bal ee wiil kaa yar dharbaaxda ku dhaceysa waxa ay ugu dhaceysaa views dartii!

26/07/2026

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamed Gacal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share