Somaliyada cusub

Somaliyada cusub kusoo dhawoow somaliyada cusub
follow dheh danta dalka dadka iyo diiinta

Sida ay somaliyada cusub u xaqiijiyeen Saraakiil amni ilaalada qaaska ah ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa caawa fiidkii h...
31/01/2025

Sida ay somaliyada cusub u xaqiijiyeen Saraakiil amni ilaalada qaaska ah ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa caawa fiidkii h**e rasaas huwiyay Diyaarado Drones ah oo dhowr jeer dul heehaabay Villa Somalia kuwaas oo looga shakiyey in ay ku xiran yihiin qaraxyo oo ay wax duqeyn karaan.

Ciidanka Koofiyad Casta oo shaki badan ka qaaday diyaaradahan aan duuliyaha laheyn ee Madaxtooyada soo dulmaray ayaa rasaasta ay rideen laga wada maqlay degmooyinka Muqdisho inkastoo aanan la xaqiijin in ay la heleen diyaaradaha oo bartilmaameedkooda ahaa.

AS ayaa dhowr mar oo h**e la sheegay in ay sameeyeen isku dayo badan oo ceyn kaan oo kale ah, taas oo sii badisay walwalka amni xaqiijinta ee Soomaaliya.

Dhawaan ayey aheyd markii Puntland ay sheegtay in buuraha Caalmiskaad ee Gobolka Bari ku qabatay diyaarado badan oo drones ah oo ay adeegsan jirtay Kooxaha Daacish iyo AS ee ka dagaalama Buuraha Puntland.

08/11/2024

jimco wngsn dhamaan walaalahayga soomaaliyeed

09/08/2024

Shirkii labaad ee Geedi-socodka Ankara ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ka dhici doona Turkiga todobaadka soo socda.

Today and Decades ago🤔
13/03/2024

Today and Decades ago🤔

Mr bean
12/03/2024

Mr bean

04/03/2024

Dalkeena yaa hormariyay farmaajo

Markan Arkay wiilka as Ithopianka ah hal kuu hisanayo iyo Jawaabta wiilka soomaali ga ah ka bixiyay Waxaa igusoo dhacday...
28/11/2023

Markan Arkay wiilka as Ithopianka ah hal kuu hisanayo iyo Jawaabta wiilka soomaali ga ah ka bixiyay Waxaa igusoo dhacday xigmad 🇬🇧 ku Maah maahan oo oranaysa: kuwa caqliga wanaagsan waxay ka hadlaan Mustaqbalka halka kuwa Dhexe kahadlaan waxa Maanta Socda Kuwa ugu liitana ka hadlaaan Wixiii lasoo dhaafay!

12/08/2023

The big fat girl run 100m for beljum

Ik heb de 600 volgers bereikt! Bedankt voor jullie niet-aflatende steun. Zonder jullie was dit nooit gelukt. 🙏🤗🎉
12/08/2023

Ik heb de 600 volgers bereikt! Bedankt voor jullie niet-aflatende steun. Zonder jullie was dit nooit gelukt. 🙏🤗🎉

Adres

Palestrinalaan 1145
Zwolle
8031VK

Telefoon

+31685096619

Website

https://soomaliweyn.com/

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Somaliyada cusub nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact De Organisatie

Stuur een bericht naar Somaliyada cusub:

Delen