JAMI TV

JAMI TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from JAMI TV, Al Hay Al Asher, Nasr City, شارع ال عثمان, Tandlianwala.
(2)

07/04/2026

Çağrı Bey! Makii La isku dili lahaa mise waakii Bar waaqada keeni lahaa Umada somaaliyeed Gaajada ka saari lahay Allah khayrka hana waa fajiyo

04/04/2026

Ciidankii isku furi lahaa Muqdisho ilaa Kismaayo | Tayo, tiro iyo qalab waa heestaan

03/04/2026

BAYDHABO: Taliye Shuute Oo U digay Dhamaan Sharakiisha Ciidanka Xooga Dalka Iyo Booliska Dhahay Cid Adkatay Majirto Cidlaga Adkaday Majirto

01/04/2026

Baydhabo oo Ciidan Gaar ah la Geeyay! Gashaan oo Sugaya Imaanshaha Madaxweyne Xasan Sheekh

31/03/2026

HALKAN KA DAAWO: Madaxweyne Trump oo soo dhigay muuqaal muujinaya duqeymaha Mareykanka uu ka geystay Iiraan.

30/03/2026

WAR DEG DEG AH: Ra'iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay Qabashadii Baydhabo iyo wixii maanta ka dhacay

30/03/2026

Magalada Beydhaha Waxaa Gudaha u sii Galay Ciidanka Xooga Dalka Ee Soomaaliyeed

30/03/2026

Dagaalkii Oo Si dhab ah u bilowday Magalada Baydho Oo Shacabkeedii Kala Cararaya Oo Meel ay gabaad ka dhigtaaan raadsanaya

30/03/2026

shacabka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya Ayaa Soo Bandhigay Banaan Bax looga soo horjeexo Dowlada Fedraalka Ee Soomaaliya

29/03/2026

Dowlada Fedraalka Soomaaliya Ayaa Fartay Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Meshii Oo Ciyaal weero In loola Dhaqmo sida AS

29/03/2026

Maamulka KoonFur Galbeed Ee Soomaaliya Ayaa Ciidankii Ugu badnaa u daabulay Furanta H**e Ee Dagaalka ay kula Jirto DFS

28/03/2026

WAR DEG DEG AH: Markale ayaa la dhaariyay Cabdicasiis Laftagareen, doorashadiina way soo dhamaatay.

Address

Al Hay Al Asher, Nasr City, شارع ال عثمان
Tandlianwala
11765

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JAMI TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to JAMI TV:

Share