Akram osman Mohamed

Akram osman Mohamed Waa Pages somaliyed

06/09/2026

Madaxda Hawiye ee dalka Soomaaliyeed soo
maray, qayb ma ka tahay?

05/09/2026

Ciidanka Xooga Somaaliyed🇸🇴

05/09/2026

Madaxweyne Dr Hassan Sheikh Mohamud

05/09/2026
03/09/2026

Aragtidii doorasho qof iyo cod ah way guulasatey. Waxaan diyaar u nahay doorasho qof iyo cod ah oo xisbiyaysan 2027.

03/09/2026

Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Aniga iyo Hassan Sheikh Mohamud isku falsamad ma nihin, Hal wax oo aan isaga mid nahay ma jiro, Isku aragti k**a nihin dowladnimada, isku background ma nihin, isku aqoon ma nihin, isku garasho ma nihin, isku...

02/09/2026

Abwaanka markuu leeyahay: waxay nooga aareen, uubatadi iyo yeydii... Agoonta iyo maatada... Ka idleystay maalkee, waxaadba mooddaa inuu foolxumada Al-Shabaab u soo joogay!!

Ciiddankeenna Ilaahey ka sokow iyagaa ku mahadsan xorriyada aan heysano, maalin uun daryeelka iyo qaddarinta ay u qalmaan iney helaan ayaan rajeynayaa... Mahadsanidiin kun jeer.

02/09/2026

Qabiillada Indha-yar Sacad iyo Indha-yar Abgaal dhalasho miyaa kala dhaxaysa Qabiilka Geri Koombe?

02/09/2026

Beesha Xawaadle iyo Xaaladda Gobolka Hiiraan

1:Maxaa laga wadaa "laamiga dheer ee Matabaan iyo Baladweyne waxaa qabsan doono AS"?
Ogow: Muusan dhihin "Dagmada Matabaan". Wuxuu sheegay "laamiga" oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

2:Yaa u sheegay wiilka codkaas soo duubay in AS ay degmada Matabaan, degmada Jalalaqsi iyo Baladweyne ay soo galeen?

3:Miyuu wiilkaas la shaqeeyaa AS? Mise wax kale ayaa jira?

4:Barnaamijka Madowlada, miyey Beesha Xawaadle la shaqeysaa AS?
Jawaab:
Gobolka Hiiraan ayaa laga bilaabay Halgankii iyo Xoreyntii Dalka Soomaaliyeed Beesha Xawaadle waxay safka h**e uga jirtay dagaalka ka dhanka ah AS. Waxay bixiyeen shuhado badan si ay dhulkooda uga xoreeyaan AS

5:Mise doorashada Gobolka Hiiraan ayaa qaar rabaan inay Beesha Xawaadle sumcad xumeyn?

Sidaas ayaa la isku leeyahay.
Waqtiga siyaasadda iyo doorashada had iyo jeer waxaa soo baxda warar lagu kala qeybinayo. Ujeedadu waa in la daciifiyo midnimada shacabka Gobalka Hiiraan

6:Mise Beesha Xawaadle ayaa kala jaban?

Sida dhammaan bulshooyinka waaweyn, waxaa jira aragtiyo kala duwan oo siyaasadeed. Laakiin arrimaha amniga iyo difaaca dalka Somaaliyed , waa Mid waajib Ku ah Muwaadin Kastoo Somaaliyed

01/09/2026

Ciidamada Xooga Somaaliyed

Address

Doha

Telephone

+97430589240

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Akram osman Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Akram osman Mohamed:

Shortcuts

Share