Baakaay Cumar

Baakaay Cumar Baakaay Omar - Journalist

31/08/2026

AS oo goobta Dagaalka Basra ka qaadanaya boqolaal meydad ah, Difaacii kooxda oo jabay & Amarkii Mw xasan oo........

30/08/2026

Subaxanallah maxaa kaloo dhiman oo aan sugnaa?

30/08/2026

Walee Kuwaan Naxariis malaha, Hooyo Beecineysa 2-deeda Kili si ay dhulkeeda ay ugu iibsato.

29/08/2026

Bal eeg Hooyo 80-jir indhool ah sida ay ragaan ugaleen, Tani waa Musiibo |Aaway MD Xasan Sheekh?|

28/08/2026

DEG DEG: Kooxda AS oo 3 Qof ka Afduubtay Sh/Dhexe & Kala shaki kadhex bilowday

Buuqa ama ooya kani waa Agaasimaha Caasimadda.
28/08/2026

Buuqa ama ooya kani waa Agaasimaha Caasimadda.

28/08/2026

Naxariis daranaa Ninkan, Tookiyo Yaqshiid oo isku badashay Godka Naarta | war kuwaan Dadka halaga qabto|.

27/08/2026

DEG DEG: Turkiga oo eed culus wajahaya & Saciid Dani oo Dacweeyay, Markabkii la afduubtay oo…

Ragga Celle Done ✅ Maanta waxaa sirasmi ah loo abaalmariyay Bulshada Raaga Celle oo helay maqaamkii iyo xuquuqdii Dowlad...
27/08/2026

Ragga Celle Done ✅

Maanta waxaa sirasmi ah loo abaalmariyay Bulshada Raaga Celle oo helay maqaamkii iyo xuquuqdii Dowladnimo waxa ayna kamid noqdeen Degmooyinka helayo in Dadkooda ay codkooda dhiibtaan.

Waqti badan oo ay jaanis heli waayeen Dhalinyaradda Raaga Celle loona diiday fursadii Dowladnimo, laga ilaaliyay Fagaarihii siyaasada Maanta waxa ay heystaan fursad Dahabi ah oo isbadal muuqdo iyo go’aan ku gaari karaan ayna Hogaanka udhiiban karaan Qof fahmi kara oo ay laxisaabtami karaan.

In Maanta Degmo lahelo baryo iyo jileec kuma imaan isku dayo badan oo dhicisoobay Idinka ayaa diiday waana sababtiina Hormarka Maanta Dhalinyaro.

Dhalinyaro Maanta waa guuleysanay Sida aan Maanta uguuleysanay ayaan biri uguuleysan karnaa ee hala Diyaar garoobo, halgan cusub iyo Hormar, naftiinana runta haloo sheego Aqoonta iyo waaya aragnimada aan kusaleyno hadafkeena.

Siyaasi walbo oo Raaga Celle ee qeybta kulahaa guushan waa mahadsanyahay.

Iskuduubnida iyo Wadajirka waa guusha rasmiga ay heli karaan bulsho sidan oo kale.

25/08/2026

Xogta: Shirqoolka MD Xasan Loo dhigay, Saciid Dani, A/Madoobe & Laftagareen oo isugu tagay

Address

Jeddah

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baakaay Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share