Fayadhawr Waste Management

Website

Fayadhawr Waste Management Muhiimaddeennu waa nadaafadda gurigaaga, goobtaada shaqo iyo deegaanka guud.

Shirka Isbadalka Cimilada iyo Deegaanka GalmudugMaamulaha Shirkada Fayadhawr Waste Management ayaa ka qayb galay shirkas...
28/06/2026

Shirka Isbadalka Cimilada iyo Deegaanka Galmudug

Maamulaha Shirkada Fayadhawr Waste Management ayaa ka qayb galay shirkas oo looga hadlaayey Isbadalka Cimilada iyo Deegaanka maamulaha ayaa lawadagay muhiimada ay leedahay in Deegaan nadiifa lahelo

Shirkada Fayadhawr ayaa markasta utaagan sidi loo nadiifin lahaa magaalada Cadaado.

Shirkadda Fayadhawr iyo maamulka Waaxda Bakiin.Maamulka Waaxda Bakiin ee Degmadda Cadaado ayaa Olole Nadaafaded ka samee...
26/12/2025

Shirkadda Fayadhawr iyo maamulka Waaxda Bakiin.

Maamulka Waaxda Bakiin ee Degmadda Cadaado ayaa Olole Nadaafaded ka sameeyey waaxda Bakiin olalaha ayaa laga sameeyey goobo kala duwan waxaana qayb ka ahaa Dadweynaha Bakiin Degan.

Shirkadda Fayadhawr Waste Management ayaa qayb ka ahayd ololaha Nadaafada lagu sameeyey qaybo badan oo kamida Waaxda Bakiin.

Maamulka Waaxda Bakiin ayaa dadweynaha waaxda Degan ugu baaqay in Shirkadda la iska saaro qashinka la iskana ilaaliyo in mar kale goobahan qashin lasoo dhigo.

Address

Galbeed
Adado
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fayadhawr Waste Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share