Guddoonka Waxbarashada G.Sh/ Hoose

Guddoonka Waxbarashada G.Sh/ Hoose Waa Bogga Rasmiga ah ee Guddoonka Waxbarashada G.Sh/ Hoose

HAMBALYO IYO BOGAADINWaxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda ku guuleystay kaalmaha h**e, Imtixaanka Sha...
26/08/2026

HAMBALYO IYO BOGAADIN
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda ku guuleystay kaalmaha h**e, Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan ardayda ka socota Gobolka Shabeellada Hoose ee muujiyay dadaal, karti iyo guul waxbarasho.

Guusha aad gaarteen waa mid ka markaana aad noqotaan jiil aqoon, karti iyo masuuliyad ku hoggaamiya mustaqbalka dalka.

Hambalyo mar kale dhammaan ardayda
kaalmaha h**e galay, gaar ahaan halyeeyada waxbarashada ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Guul iyo horumar ayaan idiin rajeynayaa.

13/08/2026

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada oo sheegay Waqtiga rasmiga ah ee la shaacinayo Natiijada.

Xafiiska Waxbarashada Gobolka Shabeellada Hoose wuxuu si diirran u soo dhoweynayaa Mudane Maxamed Cismaan Xaaji Jiidow, ...
26/07/2026

Xafiiska Waxbarashada Gobolka Shabeellada Hoose wuxuu si diirran u soo dhoweynayaa Mudane Maxamed Cismaan Xaaji Jiidow, Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu ku guuleeyo gudashada mas'uuliyadda culus ee loo igmaday, kana dhigo hoggaan horseeda horumar, tayo iyo koboc waara oo dhanka waxbarashada ah.

Waxaan sidoo kale caddeyneynaa sida ay nooga go'an tahay wada-shaqeyn buuxda oo lagu xoojinayo horumarinta waxbarashada iyo adeegyada bulshada.

Hambalyo iyo guul ayaan kuu rajaynaynaa, Mudane Wasiir.

----------------
πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ

Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska isgaarsiinta iyo Wacyigelinta Guddoonka Waxbarashada Gobolka Shabeelada Hoose
Email: [email protected]

Address

Afgoi, Lower Shabelle Region, Southwest State Of Somalia
Afgoye
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guddoonka Waxbarashada G.Sh/ Hoose posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share