Wacad Real Estate.

Wacad Real Estate. shirkadda Wacad, waxay u taagan tahay qancintaada, shaqaraadintaada, daboolidda baahidaada iyo dhisidda aayaahagaa.

"alleylehe waxyeelluu taraa, wacad la diidaaye."

Macmiil, waxaan idiin haynaa guryo iyo qolal kiro ah oo, ku yaalla goobo suuqa u dhow. Sidoo ka le, guryo iyo jagooyin i...
05/11/2025

Macmiil, waxaan idiin haynaa guryo iyo qolal kiro ah oo, ku yaalla goobo suuqa u dhow. Sidoo ka le, guryo iyo jagooyin iiba ayaa oo qiime jaban ayaa idiin haynaa. Hadda na la soo xiriir, hadda deg.

Fursad weyn. Booskani, wuxuu yaalla goob muhiim ah. Wuxuu ku dhowyahay masjid jaamaca, halka, uu ku yaalla laamiga labaa...
01/11/2025

Fursad weyn. Booskani, wuxuu yaalla goob muhiim ah. Wuxuu ku dhowyahay masjid jaamaca, halka, uu ku yaalla laamiga labaad ama sakadda afraad ee waddada halbawlaha ah.

01/11/2025

Weedhahani, ma aha dhiirrigelin ee waa kuwo jiraali ah oo ay waajib tahay in qof walba uu fahmo. In wax uun la isku dayo—haba la gu fashilmee—ayaa dhaanta in gacmaha la isa saarto oo, nolosha la ga dayriyo. Dayradu, ma aha dhaqanka gobta iyo geesiga.

01/11/2025

Waa guri weyn oo ku yaalla goob muhiima, waxaana degi kara cid walba oo doonaysa—hase ahaate, golaha wasiirrada iyo xildhibaannada wuxuu u anfacayaa si weyn, maadaama, uu leeyahay hool weyn oo la gu qabsan karo shirarka.

29/10/2025

Saaxiibbayaal, shirkaddu waxay idiin haysaa qolol iyo xafiisyo ka le duwan oo ku yaalla xaafadaha Laascaanood. Yoolka shirkaddu, waa fududaynta raaxadaada iyo himilaadaada.

29/10/2025

Mudane iyo marwo waxay shirkadda Wacad idiin haysaa qolol badan oo kiro ah oo ku yaalla aagga jidka koowaad ee xaafadaha Ekiska iyo Shacabka.

Shirkaddaada Wacad, iyadoo ka duulaysa ka dhabeynta ganacsigaaga ayay kuu haysaa xafiisyo ganacsi oo, uu mid kani ka mid...
29/10/2025

Shirkaddaada Wacad, iyadoo ka duulaysa ka dhabeynta ganacsigaaga ayay kuu haysaa xafiisyo ganacsi oo, uu mid kani ka mid yahay. Xafiiskani, maanta ayay shaqadiisa gacantu soo dhammmaatay, wuxuuna ku yaalla bartanka magaalada. Fadlan, la soo xiriir whatsapka shirkadda.

Mudanayaal iyo marwooyin, shirkadda Wacad waxay idiin haysaa guri kiro u taagan oo, ku yaalla xaafadda Ekiska—gaar ahaan...
27/10/2025

Mudanayaal iyo marwooyin, shirkadda Wacad waxay idiin haysaa guri kiro u taagan oo, ku yaalla xaafadda Ekiska—gaar ahaan dhabarka cisbitaalka Shaafi ama maqaaxida Caddallool.

Gurigani, wuxuu ka kooban yahay lix qol, laba istoodh, kijo weyn, laba suulli iyo laba barande. Fadlan wixiii faahfaahin ah la soo xiriir whatssapka: 0907369371.

Address

Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacad Real Estate. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category