Fareey Gacaneey

Fareey Gacaneey صفحة دعوية

07/09/2026

جمال السجع في الثناء على الله

06/09/2026

Dhibka ugu weyn soomaaliya waa in adiga oo dhallinyaro ah oo aqoonyahan ah oo muqdisho ku dhashay lagana yaabo in aad ku 30 jirsatay marka aad tagto xafiis dawladeed ama goobaha gaarka loo leeyahay laguu dirayo ODAY DHAMEED damiin kaa noqda odayga laguu diraayo waxna ma baran muqdishana waxaa laga yaabaa in 5sano ama kayar aw joogo oo baadiyo ka yimid
Aqoon adiga ayaa ka badan muqdishana adiga ayaa uga aqoonbadan!!!!!!

Siyaasiga soomaaliga ah Marka waraabuhu xoolaha cunaayo waa lacunaaMarka eygu qeylinaayo si waraabaha ariga uga dhiciyan...
04/09/2026

Siyaasiga soomaaliga ah
Marka waraabuhu xoolaha cunaayo waa lacunaa
Marka eygu qeylinaayo si waraabaha ariga uga dhiciyana waa la qeyliyaa
Marka kii ariga lahaa ka ooynayo in arigiisii waraabe cunayna waa lagunaa
Marka waaqici si sax ah aan ugu cabirno waa
Marka lagu dhibaateynayo dhiniciisa ayuu kaa dhibaateynaa oo lacag ayuu kaa sameynaa isla asagii wax ka ogaa dhibaateytaada oo qeyb ka ahaa ayaa inta media-ha soo fariisto ayuu xuquuqdaada afka ka difaacaa ka dibna inta ehelaka iyo qaraabada utago ayuu ku yiraahdaa waa ka xumahay waxa dhacay

كيف يستقيم الظل والعود أعوجSIDEE HOOSKU UTOOSAA IYADA OO LAANTU QALOOCANTAHAYTaas macnaheeda wuxuu yahay Dawlad qaloocan...
03/09/2026

كيف يستقيم الظل والعود أعوج
SIDEE HOOSKU UTOOSAA IYADA OO LAANTU QALOOCANTAHAY
Taas macnaheeda wuxuu yahay
Dawlad qaloocan shacab toosan laga sugi maayo
Waalid qaloocan walad toosan laga sugimaayo
Dhaqan qaloocan qabiilo toosan laga sugimaayo

31/08/2026

Waxaa muqdisho ku soo badanaya shirkadaha caalimiga ah ee uduga keenaya sida catarada iyo burafuunada lkn dhanka kale waxeysoo kordhiyeen shirkadahaas dhaqan xumo xad dhaaf ah oo ubahaan in laga hortago

25/08/2026

Ninka iyo xaaskiisa waxey isku yihiin sida madaxweyne iyo ra'iisulwazaari hadii ey uwada shaqeeyaan sida madaxweynaha iyo ra'iisulwazaaraha waxey wada dhameysanaayaan (mandate)kooda nolasha sida madaxweyne xassam iyo ra'iisulwazaare xamze hadii wadashaqeyn lawaayana waxaa badanaya isbadalka ku imaanaya xukuumadda

19/08/2026

Cajiib
Dhammaan dadka shaqeeya waxey aad ugu dadaalaan in ey ilaashadaan macaamiishooda marka laga reebo laba qolo:
1: Dadka ka shaqeeya dawladnimada
2: macalimiinta quraanka
Xafiisyada dawladda waxaa macaamiil u ah shacabka adeegyada ka soo doonanaya oo lacagta ey bixiyaan dawladnimada loogu adeego sidaas oo ey tahayna waa lagu dhibaa xafiisyada dawladda gaar ahaan ku shacabka u adeega
Malinka quraankana waxaa macaamiil u ah ardayga aw waxbaraayo oo larabo in badeecadiisa aw ku qanciyo hasa yeeshee waxaaba laga yaaba in si xaq darro ah aw utumo una uleeyo

15/08/2026

Dalku wuxuu ubaahanyahay
Siyaada ahaan qof iyo cod
Dhaqaalo ahaan qof iyo cad

07/08/2026

Waa wax wanaagsan in qof gaal ah la muslimiyo lkn waxaan rabaa in aan baruurijiyo in qofkii oo rabo in aw islaamo waqti badan looga lumiyo hadal ku saabsan warbixintiisa oo gaalnimadii lagu sii haayo inta aw hadlayo qofka tawxiidka uqaban lahaa
Qasab ma ahan si qof gaal ah aw u islaamo in masjidka lakeeno oo jimcaha lala suga waxaase qasab ah daqiiqadda aw aqbalo in aw islaamo in is xilligaas tawxiidka loo qabto

Address

Makkah Al-mukarramah
Banaadir
[email protected]

Telephone

+252615503233

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fareey Gacaneey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category