Ururka 46-aad Guutada 8-aad

Ururka 46-aad Guutada 8-aad Ciidanka Xooga Dalka

Ciid Wanaagsan 🌙✨Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka SoomaaliyeedL/Xidigle Muk...
26/05/2026

Ciid Wanaagsan 🌙✨

Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
L/Xidigle Mukhtaar Cusmaan Daahir
wuxuu hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
“Taqabbalallaahu Minnaa Wa Minkum”
Alle ha inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd, hana inagu gaarsiiyo Ciiddaan nabad, caafimaad, barwaaqo iyo farxad.

Ciid Mubaarak 🌙🇸🇴

Taliyaha Ururka 46-aad ee Guutada 8-aad, L/Xidigle Mukhtaar Cusmaan Daahir, ayaa hambalyo u diray Isack Aadan Isack (Ber...
19/05/2026

Taliyaha Ururka 46-aad ee Guutada 8-aad, L/Xidigle Mukhtaar Cusmaan Daahir, ayaa hambalyo u diray Isack Aadan Isack (Berdaale) oo loo magacaabay Taliyaha Qeybta 60-aad, iyo Cabdulle Isack oo isagana loo magacaabay Taliyaha Guutada Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Allah u wada raxmadee waxa maanta shahiidey Taliyaashii guutada 9-aad yuunis iyo Taliyaha guutada 8-aad Gaashaanle Cali ...
14/05/2026

Allah u wada raxmadee waxa maanta shahiidey Taliyaashii guutada 9-aad yuunis iyo Taliyaha guutada 8-aad Gaashaanle Cali Cadow
Allah u naxariisto.

Awaamiir kasoo baxday Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, L/Xidi...
04/05/2026

Awaamiir kasoo baxday Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, L/Xidigle Mukhtaar Cusmaan Daahir:
Laga bilaabo maanta, Isniin, 04/05/2026, dhammaan ciidamada ka tirsan Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad, gaar ahaan kuwa fadhigoodu yahay deegaanka Goof-Gaduud Buurey ee ka maqan waajibaadkooda shaqo, waxaa si rasmi ah loogu amrayaa inay si degdeg ah ugu soo laabtaan waajibaadkooda shaqo.
Cid kasta oo ka dhega adeygta fulinta amarkan, waxaa laga qaadi doonaa tallaabo waafaqsan sharciga.
Wabillaahi Towfiiq.

GOOF GADUUDA BUUREY. Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad oo fadh...
03/05/2026

GOOF GADUUDA BUUREY.
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad oo fadhigoodu yahay deegaanka Goof Gaduud Buurey, ayaa wada howlgallo isdaba joog ah oo lagu baacsanayo kooxaha nabad-diidka Al-Shabaab.

25/04/2026

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 46-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal ballaaran ka wada howda duurka si ay uga hor tagaan dhagarta kooxda Khawaarijta Al-Shabaab.

Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, L/xidigle Mukhtaar Cusmaan D...
12/04/2026

Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, L/xidigle Mukhtaar Cusmaan Daahir, waxa uu hambalyo u dirayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, maadaama maanta ay ku beegan tahay maalintii la aas-aasay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Hambalyo mar labaad. Maalmihii wacana way soo socdaan.

Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo ku aaddan munaa...
19/03/2026

Taliyaha Ururka 46-aad, Guutada 8-aad, Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciida u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, waxa uu shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa in si wadajir ah looga shaqeeyo amniga iyo xasilloonida dalka, isla markaana la xoojiyo la-dagaallanka kooxaha nabad-diidka ah ee Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen ibrahim Mohamed Mohamud  ayaa faray dhammaan cutubyada kala duwan ee Cii...
01/03/2026

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen ibrahim Mohamed Mohamud ayaa faray dhammaan cutubyada kala duwan ee Ciidanka XDS in ay si buuxda uga qayb qaataan gurmadka iyo taakuleynta shacabka ay saameeyeen abaaraha ka jira qaybo ka mid ah dalka.

Taliyaha ururka 46-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed L--xidigle mukhtaar cusmaan daa...
13/02/2026

Taliyaha ururka 46-aad Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed L--xidigle mukhtaar cusmaan daahir ayaa hambalyo udirey Captan Aadan Gaabow isaaq oo loo magacabey in uu noqdo Taliyaha Cusub Ee Ururka 96-aad Guutada 9-aad qeybta 60-aad oo fadhigoodu yahay Gobolka Bakool.

Address

Baidoa Bay
Baydhabo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka 46-aad Guutada 8-aad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category