23/07/2026
2aad GABAR WAA BAADI
Waxaan LABADAN GABAR kahaynaa xaafada mursal gaal ahaan wadada 30kan gaar ahaan ABDULAAHI MADARUUR
Waxayna Hooyadeeda magaceeda ku sheegatay:ββ-
Magaca aabana kusheegatay:AADAN
Gabadha wayn magaceeda waa:Nasteex aadan
Mida yer:Ikhlaas aadan
Please cedii takhaana Hanagala soo xariirto Numberka hoose:613124213 /625691643
Salmaan Yare
Hon-Qaasim Wadani