Samafalle Abdiaziz Mohamud Muudey

Samafalle Abdiaziz Mohamud Muudey Kanni waa pajkay ga rasmiga ah ee samafalle Abdiaziz Mohamud Muudey si uu ugaaro 100
laal qofood oo

Waxaan ahay samafalle abdicasiis muudey oo ka shaqeyaa arimaha biniadinimada
Fadlan walal qali kuso biir oo kamid noqo pageka samafalle mudey
Dhaman asxaabta iyo tagerayasha kujira pagekan
Waxan idinka codsanaya in aad kaqeyb qadatan ilana garab istaagtaan arimaha bini adanimada,
Arimha bini adanimada cid kasta oo muslim aha wusaranyahy dusheda hadan anig abdicaiis ahan waxan is saaray culeys

Culeyskaa oo ah in aan dadka danta yar masakiinta curyaminta iyo dadka anwaxba ahysan in aan so bandhigo si aad adinkana igala garab qadataan,
Waxan idinka codsanaya in aad ii mujisaan tageranimo iyo garab istaag
I.a dhamaanten wan wada guleysaneyna,
Pagekan hakuu like gareysnaado

26/08/2026

Hooyo soomaaliyeed oo tiri hadii aan waayay ehelkeygii ma waxan waaynayaa soomaali ii naxariisata, alle dartiis u share gareeya walalayaal.

Wixii aad awoodo ku dir numberada shaashada kaga muuqda Tell. Hormuud.+252613188346 waxaa wadato hooyada

Fadlan wax kale hadii aad u awoodin u share garee si uu dad badan ugaaro rabi ajar hakaa siiyee fadlan sii faafi.

24/08/2026

Waa fariin murugo badan oo ka timid wiil 12 jir ah kaas oo la murugonayo xaalada ay ku sugan yihiin waalidkiis iyo dhamaan Qooys-kiisa.

Khaalid yariisow waa wiil dhalinyara oo aad u da'yar kuna nool magaalada Beledweyne.

Khaalid waxaa uu ku shaqeeya xirfada caseeye ama baalashle wixii kasoo galo waxaa uu ku biila aabahiis oo mudo 5 sano ah xanuunsan sido kale hooyada dhashay khaalid waxaa loo haystaa lacag deyn ah taas oo lagu yeeshay kadib markii aabihii reerka uu xanuunsaday.

Qaalid yariisow oo nala hadlay mar aan la kulanay ayaa bulshada soomaaliyeed ka codsaday in lasoo caawiyo asigoo ka sheekeyay xaalada daruufeed ee qooys-ka taas oo u baahan in si deg deg ah looga jawabo, waxaa uu intaas ku daray waxaan dhigan jiray dugsi quraan balse xaalada qooys-ka lasoo daristay darteed waa awoodi waayay inaa sii wato waxbarashadeyda halka school-kii uu lamid noqday waayo dhaqaale ayaa leeyska rabaa mana awoodno oo aabe waxaa uu xanuunsayay hooyana waxaa cuno ayay la gartaba jirtay, kadib waxaa go'aansaday inaa wixii aan awoodo sameeyo si qooys-ka aan baahidiisa u dabooli laheyn balse maanta waa awoodi waayay ayuu yiri Khaalid Yariisow.

maalintii waxaa isoo galo waa ay kala duwan yihiin mar 1 dollar marne 2 dollar ayaa iso gasho waxaana u tuura hooyo si qooys-ka masaruuf looga dhigo sidaas waxaa isku seegnay aniga iyo walalahey waxbarashadii meesha wanagsan inoo mareeysay.

Siman maxamed cali waa hooyada dhashay qaalid waxaa loo haystaa lacag gaareeyso 300 dollar oo deyn ah taas oo masaruuf ahaan qooys-ka u gashay, aabihii family-ka buro ayaa dhuunta uga soo baxday oo waxaa uu saaran yahay sariirta mudo 5 sano ah sidaasi waxaa yiri wiilka yar ee Qaalid saneey Cabdullahi.

Walal ilaahey dartiis aan u caawino qooys-kan Telefoonada hoos ku qoran ku hagaagi waxaad awoodid fariintana meel fog gaarsii oo dadka soomaaliyeed gaarsii si loo soo caawiyo Qooyska.

Telefoonada lagana xariiri karo lagana caawin karo waa kuwaan walal.

Hormuud Tell..252615343341

Hormuud Tell.252615343341

Somtel

Share dheh walal

Waa fariin murugo badan oo ka timid wiil 12 jir ah kaas oo la murugonayo xaalada ay ku sugan yihiin waalidkiis iyo dhama...
23/08/2026

Somtel Tell........................

Share dheh walal

16/08/2026

Walalaha Somaaliyed waxaa laga codsanaya dhismaha dugsi lagu barto Quraanka kariim-ka.

Dugsiga Quraanka kariim-ka oo ku yaala deegaanka miiro-qoote ee galbeedka degmada Matabaan ayaa qarka u saaran in uu ku dumo ardaydii iyo macalinka kadib markii uu burbur xoogan soo gaaray dugsiga.

Walalaha muxsaniinta ah ee kheyr-ka jecel waxaa laga codsanaya in ay ka qeyb qaatan dhismaha dugsiga Quraanka kariim-ka ee lagu barto qowlka Eebe dugsia ayaana qarka u saaran in uu ku dumo ardayda iyo macalinka sida aad uga jeedan sawirada gidaarada dugsiga ayaa isku yimid taas qarka u saaran in uu hamag isku yiraa.

Macalinka, odayaasha deegaanka iyo ardayda wax ka barta dugsiga ayaa codsaday in laga qeyb qaato dhismaha dugsiga ayagoo cod dheer u diray dadka soomaaliyeed dal iyo dibad meeshey joogan.

Walal adiguna ka qeyb qaado dhismaha dugsiga oo wixii aad awoodo telefoonka shaashada kaga muuqda uga qeyb qaado dhismaha dugsiga.

Hormuud Tell.+252618901050
Somtel Tell..+252628901050

Sii share garee wax kale hadii aad awoodin mahadsanid 🙏

Walalaha Somaaliyed waxaa laga codsanaya dhismaha dugsi lagu barto Quraanka kariim-ka.Dugsiga Quraanka kariim-ka oo ku y...
16/08/2026

Walalaha Somaaliyed waxaa laga codsanaya dhismaha dugsi lagu barto Quraanka kariim-ka.

Dugsiga Quraanka kariim-ka oo ku yaala deegaanka miiro-qoote ee galbeedka degmada Matabaan ayaa qarka u saaran in uu ku dumo ardaydii iyo macalinka kadib markii uu burbur xoogan soo gaaray dugsiga.

Walalaha muxsaniinta ah ee kheyr-ka jecel waxaa laga codsanaya in ay ka qeyb qaatan dhismaha dugsiga Quraanka kariim-ka ee lagu barto qowlka Eebe dugsia ayaana qarka u saaran in uu ku dumo ardayda iyo macalinka sida aad uga jeedan sawirada gidaarada dugsiga ayaa isku yimid taas qarka u saaran in uu hamag isku yiraa.

Macalinka, odayaasha deegaanka iyo ardayda wax ka barta dugsiga ayaa codsaday in laga qeyb qaato dhismaha dugsiga ayagoo cod dheer u diray dadka soomaaliyeed dal iyo dibad meeshey joogan.

Walal adiguna ka qeyb qaado dhismaha dugsiga oo wixii aad awoodo telefoonka shaashada kaga muuqda uga qeyb qaado dhismaha dugsiga.

Hormuud Tell.+252618991050

Somtel Tell..+252618991050

Sii share garee wax kale hadii aad awoodin mahadsanid 🙏

15/08/2026

Like, share iyo comments walal meel fogna gaarsii muuqaalkan adigo mahadsan.

09/08/2026

Waxaa ka haray kaliya dhaneeystir masjidka weyne Raadeerka ee magaalada Beledweyne.

Waxaa uu marayaa heerkii ugu dambeyay oo ah gaba-gabadii masjidka raaderka Ee xaafada Kooshin laanta Raadeerka ee Beledweyne.

Waxaa la ogeeysiina dadka kuwooda kheyr-ka jecel in ay ka qeyb qaatan dhismaha masajidkan oo maraya heer gabo gabo ah.

Dhawaan ayay eheyd markii aan soo bandhignay aas aaska masajidkan hada waxaa uu taagan yahay heerkii ugu dambeyay cidii aan horay uga qeyb qaadan iyo kuwii ka qeybtayba waxaa ay awoodan ku hagaajin karaan guddiga masajidka oo ku sugan magalada Beledweyne.

Account-nada masjidka waa

Sii share garee walal

Waana jaanis aan ka wada faideysano dhaman teen wax walba oo aad awoodo halkaan ugu hagaaji Numberada hoose kaaga muuqda"

EVC : +252612665024

E-Dahab : +252622665024

Kheyr-ka sii faafi oo gaarsii walalaha kale ee Kheyr-ka Jecel Mahadsanid🙏

Siina faafi oo gaarsii dadka kuwooda wax awooddo walal

08/08/2026

Fadlan muuqaalkan meel Fog Gaarsii Soomaaliyeey 👇

Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah

Allow waxaa naga hayso weyni badanaa rabiyow caafimaad taam ah sii aamin.

Aabe soomaaliyeed ayaa xaalad caafimaad daro midii ugu darned ku wajahayo gudaha magalada Beledweyne.

Faraax cuuryahan cabdi waa aabe soomaaliyeed oo ka yimid dowlad deegaanka somaalida DDS ee Itoobiya gaar ahaan Magaalada mustaxiil waxaa una hada ku sugan yahay kaam barakac oo ku yaala Magaalada Beledweyne xaaladiisa caafimaadna waa mid aad u daran.

Muddo ku dhaw 10 sano ayaa waxaa ku yaala buro aad u weynj badan oo lagu qiyaasay dhowr kiilo waxaa ayna ku haysaa xanuun aad u daran, mar uu ka hadlay xaaladiisa ayuu sheegay in una maanta haysan wax uu dhaqtar ku tago oo buradaas is kaga qalo waxaa una yiri xanuun daran ayay igu haysaa.

Waxaa una walalaha somaaliyed ka codsaday in ay soo caawiyan si wax loogu qabto waxaa una yiri maanta xanuunka ay igu hayso buradaas aniga iyo ilaahey ayaa isla og ee fadlan i caawiya.

Wixii aad awoodo waxaa kala soo xariiri kartaa numberada shaashada kaga muuqda Tell Hormuud....+252613853435
Somtel.............................

Fadlan sii share garee oo faafi gaarsii kuwa kheyr-ka jecel.

Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah Allow waxaa naga hayso weyni badanaa rabiyow caafimaad taam ah sii aamin.Aabe soo...
07/08/2026

Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah

Allow waxaa naga hayso weyni badanaa rabiyow caafimaad taam ah sii aamin.

Aabe soomaaliyeed ayaa xaalad caafimaad daro midii ugu darned ku wajahayo gudaha magalada Beledweyne.

Faraax cuuryahan cabdi waa aabe soomaaliyeed oo ka yimid dowlad deegaanka somaalida DDS ee Itoobiya gaar ahaan Magaalada mustaxiil waxaa una hada ku sugan yahay kaam barakac oo ku yaala Magaalada Beledweyne xaaladiisa caafimaadna waa mid aad u daran.

Muddo ku dhaw 10 sano ayaa waxaa ku yaala buro aad u weynj badan oo lagu qiyaasay dhowr kiilo waxaa ayna ku haysaa xanuun aad u daran, mar uu ka hadlay xaaladiisa ayuu sheegay in una maanta haysan wax uu dhaqtar ku tago oo buradaas is kaga qalo waxaa una yiri xanuun daran ayay igu haysaa.

Waxaa una walalaha somaaliyed ka codsaday in ay soo caawiyan si wax loogu qabto waxaa una yiri maanta xanuunka ay igu hayso buradaas aniga iyo ilaahey ayaa isla og ee fadlan i caawiya.

Wixii aad awoodo waxaa kala soo xariiri kartaa numberada shaashada kaga muuqda Tell Hormuud....+252613853435
Somtel.............................

Fadlan sii share garee oo faafi gaarsii kuwa kheyr-ka jecel.

28/07/2026

Hooyo soomaaliyeed ayaa codsaneysa in dar ilaahey loo soo caawiyo waxaa ka xanuunsan qaar kamid ah caruurteda una baahan gurmad deg deg ah.

Hooyo barwaaqo waxaa ay bulshada soomaaliyeed tiri waxaa iga xanuunsan gabadheyda yar ee muno yariisay ugu daran tahay waxaa aan dhalay 6 caruur ah sadex kamid cudurka Jameecada mid kamid ah waa u geeriyooday mid kalane araga ayuu beelay.

Waxaa ay tiri anigu waxaan ahay qof danyar ah oo an awoodin in ay dhaqtar geeyso caruurteda sidaas darteed waxaa codsanaya in leeyga caawiyo sidii aan dhaqtar u geeysan lahaa kuwa ii nool ee hada la jiray Jameecada ee aan u kacno hooyo kaaho.

Wixii aad awoodo ku dir numberada shaashada kaga muuqda maamo kaaho ayaa wadata Tell Hormuud..+252610113637

Sii faafi oo share garee

Address

Beledweyne

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samafalle Abdiaziz Mohamud Muudey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share