05/03/2025
Aayaddan waxay xasuusin u tahay dadka nool in maalinta Qiyaamaha aysan jiri doonin wax sir ah ama qarsoon, qof kastana uu si sax ah u arki doono wixii uu horay u sameeyay, maxaa yeelay wax kasta oo uu ku jahwareeray aduunyada, maalintaas wuu garan doonaa xaqiiqadooda.