Xisbiga Kaah Ee Gobolka Awdal

Xisbiga  Kaah  Ee Gobolka Awdal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xisbiga Kaah Ee Gobolka Awdal, Government Organization, Borama.

Maxaa sababay inay xukuumadu sinto Muwaadinka dhawrsano tabarucaad ku shaqaynayay iyo muwaadinka dhawaan qalin jabiyay ?...
05/09/2026

Maxaa sababay inay xukuumadu sinto
Muwaadinka dhawrsano tabarucaad ku shaqaynayay iyo muwaadinka dhawaan qalin jabiyay ?

Fikirkaaga faalada nagula wadag 👇👇

Cabdilaahi ibraahin habane ( cabdilaahi dheere) Jookarka siyaasada gobolada galbeedka matala waa gudoomiye Aragti,aqoon,...
03/09/2026

Cabdilaahi ibraahin habane ( cabdilaahi dheere)
Jookarka siyaasada gobolada galbeedka matala
waa gudoomiye Aragti,aqoon,iyo hogaan ay isugu biiren

Mawqifka xisbiga KAAH ee xaaladda ururka suxufiyiinta JSL ee SOLJA
02/09/2026

Mawqifka xisbiga KAAH ee xaaladda ururka suxufiyiinta JSL ee SOLJA

02/09/2026

HAA IYO MAYA

Midkee qaadanaa

02/09/2026

Dirawalku haduu xumaado
Rakaabku muu fayoobadaa

30/08/2026

Xisbiga KAAH oo booqasho ku tagay Jeelka ay ku xidhan yihiin Abwaan Jiheeye iyo Weriye Baylood.

24/08/2026

"Madaxwayne Dalka waa lagu soo duulayee Xiniinyo yeelo oo dalka Difaac" Masuuliyiinta Xisbiga Kaah ee Gobolka Awdal.

17/08/2026

Masuuliyiinta xisbiga KAAH ee gobolka Awdal oo si adag uga hadlay xaaladaha dalka ka taagan iyo tacadiga xukuumadu ku hayso xisbiga mucaaradka ah ee KAAH sidoo kalena garab istaagay baaqii Guddoomiye ku xigeen Cabdillaahi Ibraahim Habane (Cabdilaahi Dheere)

16/08/2026

Nolol lacag lagu xidhay!! Cisbitaalka Hargaysa oo kasii fogaanaya doorkiisii adeegga bulshada.

Warbixin dhammaystiran oo uu ka diyaariyay xisbiga sinnaanta iyo horumarka Somaliland ee KAAH

07/08/2026

"Gudoomiye hadad waraysi ka baqayso maahayn in aad waranto"Xoghayaha Xisbiga Kaah ee Gobolka Awdal

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Kaah Ee Gobolka Awdal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share