Xafiiska Laanta Ilaalada Canshuuraha ee G. Bari

Xafiiska Laanta Ilaalada Canshuuraha ee G. Bari Puntland Police Force ~ Ciidanka Booliska Puntland

01/09/2026

BOSAASO- Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari' ayaa waxaa siweyn uga socda ololaha cashuuraha gaadiidka ee sadex biloodlaha ah ee Gadiidka kala duwan.

Ciidamada Laanta illalaada Canshuuraha Gobalka iyo Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka ayaa ka shaqeynaya hubinta iyo cashuurista gaadiidka aan wali bixin cashuuraha wado marista ee ku waajibay.

Ollolahan ayaa maantaba siweyn uga socda jidadka waaweyn ee magalada Bosasso.

Taliska Ciidanka Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobalka Bari ayaa Bulshada Puntland gaar ahaan kuwa ee leh baaburta ay kuwajibtay cashuurta ugu baqay inay bixiyaan cashuurta dawlada ee ku waajibtay gaadiidkooda Ama ay Tagaan Xafiska Canshuuraha Gobalka'

Taliyaha Laanta Canshuuraha Gobalka Bari G/Le Abdirahman Salad Guul ayaa Bulshada Gobalkaan kula dardaarmay shaqaalaha iyo ciidamada ka shaqaynaya Ololaha Gaadiidka inay si wanaagsan oo u qalanta ula dhaqmaan cashuur bixiyaasha iyo bulshada Adeega usoo doonanaysa goobaha cashuurta.

BOSAASO- Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari' ayaa  waxaa siweyn uga socda ololaha cashuuraha gaadiidka ee sadex b...
01/09/2026

BOSAASO- Magaalada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari' ayaa waxaa siweyn uga socda ololaha cashuuraha gaadiidka ee sadex biloodlaha ah ee Gadiidka kala duwan.

Ciidamada Laanta illalaada Canshuuraha Gobalka iyo Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka ayaa ka shaqeynaya hubinta iyo cashuurista gaadiidka aan wali bixin cashuuraha wado marista ee ku waajibay.

Ollolahan ayaa maantaba siweyn uga socda jidadka waaweyn ee magalada Bosasso.

Taliska Ciidanka Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobalka Bari ayaa Bulshada Puntland gaar ahaan kuwa ee leh baaburta ay kuwajibtay cashuurta ugu baqay inay bixiyaan cashuurta dawlada ee ku waajibtay gaadiidkooda Ama ay Tagaan Xafiska Canshuuraha Gobalka'

Taliyaha Laanta Canshuuraha Gobalka Bari G/Le Abdirahman Salad Guul ayaa Bulshada Gobalkaan kula dardaarmay shaqaalaha iyo ciidamada ka shaqaynaya Ololaha Gaadiidka inay si wanaagsan oo u qalanta ula dhaqmaan cashuur bixiyaasha iyo bulshada Adeega usoo doonanaysa goobaha cashuurta.

Taliyaha  Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Abdirahman Salad Guul ayaa ka qeybgalay shirkii joogtada ahaa ee...
30/07/2026

Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Abdirahman Salad Guul ayaa ka qeybgalay shirkii joogtada ahaa ee Khamiislaha, kaas oo uu Shir Gudoominaayay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari kuwaas oo ay Qeyb ka ahaa
Taliyeyaasha saldhigyada, saraakiisha waaxyaha kala duwan iyo masuuliyiinta amniga.

Shirka ayaa inta uu socday waxaa diiradda lagu saaray xoojinta amniga guud ee Gobalka Bari, dardargelinta hawlgallada lagu sugayo nabadgelyada, ka hortagga falalka lidka ku ah amniga, iyo sare u qaadidda wada-shaqaynta ka dhaxaysa laamaha amniga iyo bulshada.

Ugu dambayn, Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Siciid Aadan siciid ayaa ku bogaadiyey ciidamada dadaalka ay ugu jiraan ilaalinta nabadda iyo amniga shacabka, isaga oo ku adkeeyey inay sii laba jibbaaraan gudashada waajibaadkooda qaran.

Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Cabdiraxmaan Salad Guul, ayaa kulan la qaatay Qaar kamid ah Saraa...
13/07/2026

Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Cabdiraxmaan Salad Guul, ayaa kulan la qaatay Qaar kamid ah Saraakiisha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari, kaas oo ka qabsoomay Xafiska Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka. Shirka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta howlaha shaqo, xoojinta isku-xirka Shaqada Guud ee Gobalka

iyo hirgelinta qorshayaasha horumarineed ee mudnaanta u leh adeegyada bulshada. Waxaa sidoo kale laga hadlay caqabadaha jira iyo sidii xal waara loogu heli lahaa,

Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G,ayaa Saraakiisha ku bogaadiyey dadaalkooda, isaga oo kula dardaarmay in ay xoojiyaan hufnaanta shaqada, isla-xisaabtanka iyo u adeegidda shacabka, ayna dardargeliyaan fulinta siyaasadaha iyo barnaamijyada horumarineed ee Dakhli u ruurinta Dowlada

Taliye Cabdiraxmaan Salad Guul, ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay wadashaqeyn joogto ah, hoggaan wanaagsan, iyo mas’uuliyad qaadasho, si loo xaqiijiyo horumar waara iyo adeegyo tayo leh oo ay helaan bulshada Puntland gaar ahaan Shacabka Gobalka Bari.

06/07/2026

Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland, G/Sare Cabdiwaaxid Cabdalle Warsame, Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland G/Sare Axmed Cabdi Sugulle,Oo Safar Shaqo ku joogay Boosaso ayaa kulan la yeshay Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Abdirahman Salad Guul iyo Madxda Kastamka Wasaaradda Maaliyadda ee Garoonka iyo Cashuuraha Berriga.

Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland, G/Sare Cabdiwaaxid Cabdalle Warsame, Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Bool...
05/07/2026

Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland, G/Sare Cabdiwaaxid Cabdalle Warsame, Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland G/Sare Axmed Cabdi Sugulle,Oo Safar Shaqo ku joogay Boosaso ayaa kulan la yeshay Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Abdirahman Salad Guul iyo Madxda Kastamka Wasaaradda Maaliyadda ee Garoonka iyo Cashuuraha Berriga.

Kulankaan ayaa Saraakiisha Waxaa ku wehliyay Taliyaha Dekada Amniga iyo Ilaalinta Cashuraha G/Sare Warsame Ahmed Shirwac' iyo Taliyaha CID-da Gobolka Bari Dhamme Maxamed Siciid Maxamuud" Maamulaha Kastamka iyo Furdooyinka Gobolka Bari Maxamed Yuusuf.

Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha Dowladda Puntland,iyo Kaaliyaha Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Ayaa Ciidanka Laanta ku amaanay Howlaha Dakhli aruurinta Puntland Waxay ku Booriyeen in shaqada Halkaas ka sii wadaan.

Kormeerka oo ujeedkiisu ahaa u kuurgalidda habsami u socodka shaqada Guud ee Gobalka Bari,

Ku-xigeenka Hoggaanka Ciidamada Ilaalada Canshuuraha Booliska Dowladda Puntland G/Sare Ciise Axmed Maxamuud (Ciise Dubya...
26/06/2026

Ku-xigeenka Hoggaanka Ciidamada Ilaalada Canshuuraha Booliska Dowladda Puntland G/Sare Ciise Axmed Maxamuud (Ciise Dubyar), oo uu weheliyo Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Cabdiraxmaan Salad Guul, ayaa caawa si wadajir ah u kormeeray goobaha ay ciidamada ka wadeen howlaha ololaha hubinta gaadiidka aan haysan warqadda caddeynta cashuur-bixinta saddexda bilood ah.

Saraakiisha ayaa kormeerka kadib la hadlay ciidamada ku howlan sugidda iyo uruurinta canshuuraha, iyagoo fariin u diray dhammaan gaadiidleyda Gobolka Bari, kuna adkeeyay inay waajib tahay in ay gaadiidkooda cashuuraan, kuwa shirkadaha iyo kuwa gaarka loo leeyahayba.

Waxay sidoo kale sheegeen in ciidamada howlgalkan wada ay sii wadi doonaan ololaha, ayna ka howlgeli doonaan waddooyinka magaalada si loo hubiyo gaadiidka aan bixin waajibaadka cashuuraha.

Taliye G/Sare Ciise Axmed Maxamuud ayaa digniin u diray dadka wata gaadiidka aan cashuurnayn, oo ay ku jiraan shaqaalaha dowladda iyo hay’adaha, isagoo sheegay in cid kasta oo ka gaabisa bixinta cashuurta dowladda laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

25/06/2026

17/06/2026

BOOSAASO- Ollolaha Cashuuraha Gaadiidka ee Seddex Biloodka iyo Sanad laha ayaa Ka Socota Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Maamulaha Cashuuraha Beriga ee Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Ee Gobalka Bari Yuusuf Maxamed Yuusuf iyo Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Abdirahman Salad Guul ayaa ugu baaqay Mulkiilayaasha iyo wadayaasha gaadiidka inay bixiyaan Cashuurta kuwaajibtay iyagoona kula dardaamay howleadeenka Wasaaradda iyo Ciidanka ilaalada Cashuurahaba inay gudtaan wajabadkoda shaqo isla markaana La’ilaaliyo Xaquuqda muwadinka Canshuur bixiyaha ah.

Taliyaha Laanta Ilaalada Canshuuraha Gobolka Bari G/le Abdirahman Salad Guul ayaa sheegay in ololahani uu gobolka oo dhan uga usocodo si habsami-ah See less

Address

Taliska Laanta Ilaalada Canshuuraha GBari
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Laanta Ilaalada Canshuuraha ee G. Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share