Abdirizak Hashi

  • Home
  • Abdirizak Hashi
Call Directions Contact the organization

Abdirizak Hashi https://t.me/engfafale1 Soo Dhawaada Aqyaarta Sharafta leh

05/10/2026

RW Xamza "Qoor Qoor oo Villadiisa iska joogo yaan dhahnay iska bax waxaan geynaynaa Nin Walaalkaa ah ...."

05/10/2026

Balanbale maanta waa la'isku galay, Wasiirka Ciyaaraha haba ugu darnaadee. Ar Qoor Qooraa 😀

05/10/2026

Kulahaa kuwii Daarood Kheyr iyo Muslimba kuma aragno 😀

05/10/2026

Duqa shalay iyo maanta miduu saxan yahay?

Dawladda Ciidanka ay ku weerartay Leftagareen maxay ugu weerari waysay AS qabiilada kula heshiinayo Hiiraan?
05/10/2026

Dawladda Ciidanka ay ku weerartay Leftagareen maxay ugu weerari waysay AS qabiilada kula heshiinayo Hiiraan?

05/10/2026

Xil. AAW kulahaa duqa Xassan markuu Hubka iyo Ciidanka isku habeysan arkay ayuu bilaabay inuu dadka weeraro 😂

04/10/2026

Duq Xassan waxuu go’aansaday inta Cimrigiisa ka dhiman inuu Dalka heesto.

04/10/2026

Ninkii Aadan Madoobe ahaa balaayaa ku soo socoto, ciidankii Leftagareen ayaa loo tababaray Drones ay ku weeraraan Aadan Madoobe.

04/10/2026

Maxaa kala qabsaday Prof Abdirizak iyo Ra’iisul Wasaare Rajiv Gandhi.

04/10/2026

Duq Xassan oo fara gashtay Xuutiga, waxaan umalayhaa inay Hal Gantaal nagu tijaabiyaan.

Address

Unknow

0000

Telephone

+252682069750

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirizak Hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdirizak Hashi:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed government service?

Share