Nagaad Project - Dhusamareb PIU

Nagaad Project - Dhusamareb PIU Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nagaad Project - Dhusamareb PIU, Public Service, Dhuusamarreeb.

Dhusamareb is one of the cities where Nagaad Project is making strategic investments, focusing on road infrastructure and other critical public sectors to enhance the city's livability, economic potential and climate resilience.

Munaasabadda xarig jarka wadadad weyn ee Dhusamreeb  iyo Taalada Magaalda.Madaxweynaha JFS oo uu Weheliyo Madaxweynaha G...
15/08/2026

Munaasabadda xarig jarka wadadad weyn ee Dhusamreeb iyo Taalada Magaalda.

Madaxweynaha JFS oo uu Weheliyo Madaxweynaha Galmudug ayaa si rasmi ah u xarig jaray wadada weyn ee Dhusamreeb qaybta koowaad iyo Taalada Magaalada.

Wadadaan maanta Laxarig jaray ayaa waxa ay koobantahay 3km iyo 300 oo mitir, ayadoo goodhow la
Rajeynayo in wada qaybta labaad oo dhan 5KM dhawaan ayna soogabo gabowdo. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xarig jaray Taalada cagaaran ee Magaalada Dhusamreeb taas oo noqoneysa taariikhda markii koowaad in Dhusamreeb ay yeelayso fagaaraja cagaaran waxaana uu Madaxweyne HSM uu maanta ku maamuusay in taalada loogu magac daro Madaxweyne AAK QQ loona bixiyay fagaaraha QQ.

Dhanka kale intii ay socotay mubaasnada xarig jarka waxaa lasoobandhigay mashaariicda Kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug agaar ahaan wadooyinka kuwaas oo ah kuwa ay hadda socdaan dhismayaashooda iyo darasaadha naqshadeyntooda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaar...
15/08/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa bilado sharaf guddoonsiiyey isku duwaha Mashruuca Nagaad project Cabdulqadir Faarax Diiriye, Gudoomiyaha Casimadda Cabdiraxman Geedaqorow, Wasiirka Howlaha Guud ee Galmudug Mudane dhiblaawe Casir iyo Shirkadda dhismaha ee Buruuj

Abaalmarintan ayaa muujinaysa qiimaha ay leeyihiin dadaalka, adeegga bulshada iyo doorka muuqda ee ay ka qaateen horumarinta Caasimadda iyo Galmudug guud ahaan.

13/08/2026

Iskuduwaha Mashruuca Nagaad Abdulkadir Diriye, ayaa kawarbixiyay dhismaha wadada dhexmarta Dhuusamareeb qeybteeda 1-aad iyo waqtiga saxda ah ee xarig jarkeeda.


Nagaad Project - Dhusamareb PIU
Dowladda Hoose ee Caasimadda Dusamareb

Qeybta 1-aad ee laamiga Dhuusamareeb oo diyaar u ah xarigjarka.
12/08/2026

Qeybta 1-aad ee laamiga Dhuusamareeb oo diyaar u ah xarigjarka.

Before And After  Nagaad Project - Dhusamareb PIU Dowladda Hoose ee Caasimadda Dusamareb
12/08/2026

Before And After


Nagaad Project - Dhusamareb PIU
Dowladda Hoose ee Caasimadda Dusamareb

12/08/2026

Waxaa heer gabangabo ah maraya dhismaha qaybta 1aad ee laamiga dhexmara Dhuusamareeb ayadoo dhawaana laxarig-jari doono.

Waxaa si heer sare ah inoogu socda calaamadaynta Laamiga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, gaar ahaan qaybta Package ...
11/08/2026

Waxaa si heer sare ah inoogu socda calaamadaynta Laamiga Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, gaar ahaan qaybta Package Two. Injineerada iyo khubarada u xilsaaran dhismaha laamiga ayaa si dardargelin leh uga shaqaynaa hubinta tayada iyo habsami-u-socodka waddada,

Maanta waxaa la dhigay leeyarkii ugu dambeeyay ee Package Two ee mashruuca laamiga Casimadda Dhuusamareeb Nagaad Project...
11/08/2026

Maanta waxaa la dhigay leeyarkii ugu dambeeyay ee Package Two ee mashruuca laamiga Casimadda Dhuusamareeb
Nagaad Project - Dhusamareb PIU

Sawiro:Lami saaridda Bartama Wadada Casimadda. Nagaad Project - Dhusamareb PIU Dowladda Hoose ee Caasimadda Dusamareb
04/07/2026

Sawiro:

Lami saaridda Bartama Wadada Casimadda.

Nagaad Project - Dhusamareb PIU
Dowladda Hoose ee Caasimadda Dusamareb

04/07/2026

Shaqada Laami dhigidda Sii fiican ayeey u socotaa.

Nagaad Project - Dhusamareb PIU
Dowladda Hoose ee Caasimadda Dusamareb

Address

Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nagaad Project - Dhusamareb PIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category