31/07/2025
Maleyshiyada beesha qubays ayaa gubay tukaamo iyo carwooyin ku yaalay deegaanka cadale ee koofurta gobolka mudug.
Falkaan ayaa la sheegay inay uga gol leeyihiin dhul-ballaarsi iyo inay iska durjiyaan beesha sacad oo degta halkaasi.
Maleyshiyadan oo falkan gaystay xilli habeen ah ayaa ka baxsaday goobta , waxayna iska dhigeen ururka alshabaab.