03/09/2026
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, qaraabada iyo dhammaan bulshada uu ka baxay, Alle ha u naxariistee, Marxuum Guurti Maxamed Cartan Cumar, oo ku geeriyooday Caasimadda Dowladda Waqooyi Bari ee Laascaanood.
Marxuumku wuxuu ahaa oday-dhaqan isagoo muddo dheer bulshadiisa ugu soo adeegay odaytinimo, akhyaarnimo iyo wanaag
Ilaahay SWT waxaan uga baryayaa inuu marxuumka ka waraabiyo Jannatul Firdawsa, qabrigiisana u waasiciyo oo u nuuriyo, qoyskiisii, ehelkiisa, qaraabadiisa iyo dhammaan bulshada uu ka baxay uu Alle ka siiyo samir, iimaan.
ุฅูุง ููู ูุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนููุ ุงูููู
ุงุบูุฑ ูู ูุงุฑุญู
ู