02/06/2026
Waxaan maanta si nabad ah ugusoo noqday Degmadda Xingalool ee Gobolka Sanaag. Kaddib muddo bil oo aan safar ugu maqnaan caasimadda Soomaalia ee Muqdisho.
Aad bay u mahadsanyihiin bulshada reer Xingalool oo soo dhoweyn balaadhan iigu sameeyey degmada Xingalool. Alle ha idin barakeeyo dhamaantiin.