Daud Abdirizak

Daud Abdirizak kusoo dhawaada page kayga waxaad ka heli doontaa waxyaala ku xiisa galiya

๐Ÿšจ GAROOWE: BAAFIN DEGDEG AHWaxaa la raadinayaa haweeney lagu magacaabo Maryan Axmed Maxamed, oo lagu waayey magaalada Ga...
17/08/2026

๐Ÿšจ GAROOWE: BAAFIN DEGDEG AH

Waxaa la raadinayaa haweeney lagu magacaabo Maryan Axmed Maxamed, oo lagu waayey magaalada Garoowe.

Waxaa markii ugu dambaysay la arkay 8:00 subaxnimo/duhur, iyadoo xiran dirac cad iyo go' cad, waxaana la sheegay inay qabto xanuun dhimirka ah.

Qofkii arka ama haya wax xog ah oo ku saabsan halka ay ku sugan tahay, fadlan si degdeg ah ula xiriir:

๐Ÿ“ž 7746196
๐Ÿ“ž 7772121

14/08/2026

Ruugcadaa Soomaaliyeed Dr Mohamed Husain

14/08/2026

Dr Hoori "Bulsho walba qiyam lama taabtaan ah ayay leedahay Laakiin.........."

Muuqaalkoo Dhamaystiratan kasoo daawo youtube https://youtu.be/it71ua46DjI

14/08/2026

Dr Hoori "Qaabka Jaamacadaha Aduunka Wax Looga Dhigo Iyo Qaabka Jaamacadaheena aadbay u kala duwan yihiin......."

Muuqaalkoo Dhamaystiratan kasoo daawo youtube: https://youtu.be/it71ua46DjI

12/08/2026

Dadow Xaq waa Xaqiisii.....

11/08/2026

"Aabe Ciddii dayn KuLeh hanala soo xiriireen" Abduqaadir Sheeko Xariir

11/08/2026

Sh Axmed Daahir || Aaska Marxuum Maxamuud Xasan (Sheeko Xariir)

11/08/2026

Sh Maxamuud Xaaji yuusuf || Aaska Marxuum Maxamuud Xasan (Sheeko Xariir)

11/08/2026

Waxaa Caawa Hoygiisii Runta ahaa U hawday Alle ha u naxariistee Dr Maxamuud Xasan ow Xuseen (Sheeka Xariir).

Address

Garoowe

Telephone

+252907866090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daud Abdirizak posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Daud Abdirizak:

Shortcuts

Share