Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office

  • Home
  • Somalia
  • Garoowe
  • Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office Puntland Attorney General Office

22/05/2026
Dhahar 22.May .2026  waxan saaka kormeer Shaqo ku tagay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Xasan Yuusuf Nuur iyo wafti uu hogaa...
22/05/2026

Dhahar 22.May .2026 waxan saaka kormeer Shaqo ku tagay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare
Xasan Yuusuf Nuur iyo wafti uu hogaaminayo oo ay ka mid ahaayeen
1: C/qani Diiriye Cawl Kuxigeenka Xeerilaaliyaha Guud ee Dowlada Puntland
2: Garsoore Siciid Axmed Faarax
3: Garsoore Maxamed C/risaaq
4: Kaaliye Idris Siciid Xaaji Axmed

Kormeerkaas oo loogu kuurgalayey shaqada Garsoorka Gobolka Haylaan iyo Dhismaha Xarunta Garsoorka cusub oo shaqadeedu dhamaad marayso.

Garoowe 21-04-2026 Xeer ilaaliyaha G/Nugaal C/Fataax Cismaan Aaden oo booqasho ku tagay Saldhigyada magaalada Garoowe. I...
21/04/2026

Garoowe 21-04-2026 Xeer ilaaliyaha G/Nugaal C/Fataax Cismaan Aaden oo booqasho ku tagay Saldhigyada magaalada Garoowe.

Isagoo u kuurgalaya xaalada maxabista iyo dardargalinta shaqada warbixina ka dhagaystay Taliyayasha saldhigyada.

Xeer-ilaaliyaha Gobolka Nugaal C/fataax Cismaan Aaden  oo uu wehliyo taliye ku xigeenka Qaybta booliska G/Nugaal, ayaa m...
12/02/2026

Xeer-ilaaliyaha Gobolka Nugaal C/fataax Cismaan Aaden oo uu wehliyo taliye ku xigeenka Qaybta booliska G/Nugaal, ayaa maanta meel fagaare ah ku burburiyey mukhaadaraad isugu jira khamri iyo xashiishad, kuwaas oo lagu soo qabtay hawlaglo amni.

eedaysanayaashii lagu soo qabtayna sharciga ayaa la horgayn doonaa sida ugu dhakhsaha badan.

Garoowe 31-12-2025 Xeer ilaaliyaha Gobolka Nugaal ayaa kormeer shaqo ku tagay Qayb kamida saldhigyada magaalada Garoowe ...
31/12/2025

Garoowe 31-12-2025 Xeer ilaaliyaha Gobolka Nugaal ayaa kormeer shaqo ku tagay Qayb kamida saldhigyada magaalada Garoowe wuxuuna u kuurgalay shaqada saldhigayada iyo maxabiista ku xiran.

wuxuuna Xeerilaalliyuhu bogaadiyey Shaqada hufan ee ka socota saldhigyada iyo habdhaqanka wangsan ee ciidanka Wuxuuna kula dardaarmay ilaalina xuquuqda maxaabiista.

29/11/2025

Garoowe 29-Nov -2025 Taliyaha hoggaanka ciidanka Dambi baarista CID-da DPL iyo xeer-ilaaliyaha gobolka Nugaal,ayaa garoonka diyaaradaha Garoowe Booliska Interpol kala wareegay eedeysano lacag ka dhacay mid ka mid ah shirkadaha Puntland ka shaqeeya.

Sawirada Xeer-ilaaliyaha Gobolka Nugaal C/fataax Cismaan Aadan oo booliska interpol kala wareegay eedaysane Axmed Aadan ...
29/11/2025

Sawirada Xeer-ilaaliyaha Gobolka Nugaal C/fataax Cismaan Aadan oo booliska interpol kala wareegay eedaysane Axmed Aadan Cilmi

26/11/2025

Hadal Jeedinta:Xeer ilaaliye ku xigeenka dowladda Puntland, Cabdiqani Diiriye Cawl, ayaa ka hadlay Shirweynaha 1-aad ee Horumarinta Caddaalladda Puntland-2025.

20/11/2025

Gaalkacyo 20-Nov-2025

Eeda Xafiiska xeer-ilaalinta Gobolka Mudug ee Garmaqalkii marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdalle oo ay ka hor oogtay Xeer-ilaaliyaha Gobolka Mudug Muxubo Faysal Axmed Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug

GAROOWE:- 19-Nov-2025 Xeer-ilaaliyaha gobolka Nugaal, Cabdifataax Cismaan Aadan ayaa ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Dhe...
19/11/2025

GAROOWE:- 19-Nov-2025 Xeer-ilaaliyaha gobolka Nugaal, Cabdifataax Cismaan Aadan ayaa ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Dhexe ee degmada Garoowe.

isagoo u kuurgelayay xaaladda maxaabiista ku xiran saldhigga iyo sida loo dardar-gelinayo shaqada iyo gaarsiinta cadaaladda.

Address

Street One/behind The GTEC Of Puntland
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Puntland - Puntland Attorney General Office:

Shortcuts

Share