Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي

Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي Waa Degelka Rasmiga ah ee Hoyga Aqoonta Dugsiga sare ee Imamu Al-Nawawi Garowe.

10/june/2026 Waqtiga Shaacinta natiijada imtixaanka K**a dambaysta (Final Exam) ee sannad dugsiyeedka 2025_2026.2maalmoo...
08/06/2026

10/june/2026 Waqtiga Shaacinta natiijada imtixaanka K**a dambaysta (Final Exam) ee sannad dugsiyeedka 2025_2026.

2maalmood ayaa ka harsan.

04/06/2026

Qaarka mid ah ardayda Nawaawi oo u dhammaaday Imtixaanku ayaa ka hadlay dareenkooda

01/06/2026

Ardayda iskuulka oo argtidooda ka dhiibtay imtixanka wasarada

29/05/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون

Bahda imaamu Nawawi oo isku duuban Maamul, Macallimiin, Waalid iyo Ardaydayba waxa ay tacsi tiiraanyo leh ka dirayaan geerida naxdinta leh ee ku timid ardayadda Bushra Maxamed Abdishakuur, oo xanuun lasoo darsay muddo Sannad ah ka hor sababtiisa ugu nafwayday galinkii danbe ee shalay dalka india.

Bushra waxay ay ahayd ardayad ku suntan Aqoon, Akhlaaq, Rajo fog iyo Karti mar la arag ah, waxaan allah uwaydiinaynaa Naxariistiisa waasaca ah iyo jannooyinkiisa sarreeya.

Ugu danbayn waxaan tacsi gaar ah la wadaagaynaa hooyo Sam sam Abdilaahi, Aabo Maxamed, walaalaheed, Asxaabteedii ku fasalka ahaa, iyo guud ahaan ardayda puntland.

26/05/2026

Maanso tahriibka ka hadlaysa

Grade 4A was the Lower Primary Champions. 🏆
22/05/2026

Grade 4A was the Lower Primary Champions. 🏆

 :-Waxaa saaka imtixaankii final-ka ahaa ee sanad-dugsiyeedka 2025-2026 usoo gabagaboobay ardayda Dugsiga Imaamu-Nawawi,...
19/05/2026

:-Waxaa saaka imtixaankii final-ka ahaa ee sanad-dugsiyeedka 2025-2026 usoo gabagaboobay ardayda Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي

10/05/2026

A documentary about Imam Nawawi School, exploring its history, growth, achievements, and present condition through the voices and experiences of its community.

10/05/2026

Abdishakuur Abdiqaadir Faarax oo ka mid ah ardayda ka qalin-jabisay dugsiga Nawaawi GAROWE ayaa u mahad-celiyay maamulka iyo macalimiinta dugsiga

10/05/2026

Abdinajiib Abdikariim Xuseen oo ka mid ah ardayda ka qalin-jabisay dugsiga Nawaawi ayaa u mahadceliyay dhammaan cidkasta oo ka qayb-qaadatay in ay halkaan soo gaaraan.

Address

30 Street
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي:

Share