maktabadda towxiid garowe

maktabadda towxiid garowe Maktabadda Towxiid Garowe waxaad ka helaysaan kutub nooc kasta leh,khamiisyo,cimaamado ,qalabka stationariga

31/07/2026

Mudane Macmiil kusoo dhowow Gacma furah iyo Adeeg degdeg ah

maktabadda towxiid garowe  ugu imow adeeg hufan iyo Alaab tayo leh
31/07/2026

maktabadda towxiid garowe ugu imow adeeg hufan iyo Alaab tayo leh

 #๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž ๐Œ๐ž๐ž๐ซ๐ญ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข 20แตƒแตƒแตˆwaxaa habeen danbe Bacdal Maqrib  Masjidka Al-Huda ka Furmi doon...
14/07/2026

#๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐‚๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž ๐Œ๐ž๐ž๐ซ๐ญ๐š๐๐ข๐ข๐ฌ๐ข๐ข 20แตƒแตƒแตˆ
waxaa habeen danbe Bacdal Maqrib Masjidka Al-Huda ka Furmi doona Kulan cilmiyeedka Magaalada Garowe , waxaana ka qayb qaadanaya Qaar kamida culimada somaaliyeed , oo ka kala iman doonta dhamaan geyiga somaalidu degto.

Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Muโ€™asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta Bulshada ayaa diiradda saari doona xoojinta ku dhegganaanta Qurโ€™aanka iyo Sunnada, mideynta ummadda iyo adkaynta tixraaca Shareecada Islaamka...

10/07/2026

maktabadda towxiid garowe
Waxan macaamiisha sharfta leh ugu bishaaraynaynaa inuu nasoo gaaray buugii qiimaha badnaa ee isha dhaqaalaha inoo furi lahaa aan kawada faaidaysano

02/05/2026
Sharaf weyn bay noo ahayd ka qeyb galka  Maamuuska iyo ikraamka   sh Burhaan Cali Axmed Gabayre  iyo Ardadiisa  Xalaqaad...
02/05/2026

Sharaf weyn bay noo ahayd ka qeyb galka Maamuuska iyo ikraamka sh Burhaan Cali Axmed Gabayre iyo Ardadiisa Xalaqaadka oo ay nagu marti qaadeen xalaqada Alkheyr Ee degmada dangorayo

maktabadda towxiid garowe Tell:0907432435/0906169900
17/03/2026

maktabadda towxiid garowe
Tell:0907432435/0906169900

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 23:00
Tuesday 08:00 - 23:00
Wednesday 08:00 - 23:00
Thursday 08:00 - 23:00
Friday 03:00 - 23:00
Saturday 08:00 - 23:00
Sunday 08:00 - 23:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when maktabadda towxiid garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category