Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland

Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland, Government Organization, Puntland, Garowe.

Agaasimaha  Maamulka & Maaliyadda ee Hay'adda Maamul Wanaaga  Puntland  Yaasiin  Jaamac Wayrax ayaa munaasibadda 1da- lu...
30/06/2026

Agaasimaha Maamulka & Maaliyadda ee Hay'adda Maamul Wanaaga Puntland Yaasiin Jaamac Wayrax ayaa munaasibadda 1da- luulyobawgeed Hambayo udiray Shacabka Soomaaliyeed.

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga iyo Ladagaalanka Musuq Maasuqa Dawladda Puntland Mu...
26/05/2026

Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda Hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga iyo Ladagaalanka Musuq Maasuqa Dawladda Puntland Mudane Yasin Jama Faarax Weyrax ayaa hambalyo udiray Xulka Gobolka Nugaal oo ku guuleystay Koobka Caasimaha Puntland ee Calmiskaad sannadka 2026.

Agaasimaha ayaa bogaadiyay dadaalka, wadajirka iyo ciyaar wanaagga ay muujiyeen ciyaartoyda, maamulka iyo taageerayaasha Xulka Gobolka Nugaal intii uu socday tartanka.

Mudane Yasin Jama Faarax Weyrax ayaa sidoo kale ammaanay habsami u socodkii tartanka iyo sida nabdoon ee ay ciyaaruhu ku dhaceen, isagoo xusay in ciyaaruhu ay qeyb weyn ka yihiin horumarinta Maamul Wanaagga, isdhexgalka bulshada iyo dhiirrigelinta dhalinyarada.

“Ciyaaruhu waa astaan muhiim u ah Maamul Wanaagga, mideynta bulshada iyo kobcinta kartida dhalinyarada. Waxaan hambalyo udirayaa Xulka Gobolka Nugaal guusha taariikhiga ah ee ay gaareen,” ayuu yiri Agaasimuhu.

Ugu dambeyn, Xafiiska Hay’adda Astaynta Maamul Wanaagga iyo Ladagaalanka Musuq Maasuqa Dawladda Puntland ayaa bogaadiyay dhammaan dhinacyadii ka qeyb qaatay qabsoomidda iyo guusha tartanka Koobka Gobollada Puntland 2026.

27/11/2025

"Soomaalidu xoolaha doladda xaaraan umataqaan" Sheekh Fu'aad Xaaji oo ka hadlay shirka ansixinta Qorshaha Shanta sano ee hay'adda maamul wanaaga Puntland.

27/11/2025

Waa kuwee hay'adaha dowladda Puntland ee Bustaha qoyan saaranyahay?

27/11/2025

"Waxaan culeyska saarnaa in la hagaajiyo adeegyada ay dadweynuhu xaqa ugu leeyihiin dowladda" Agaasimaha Dallada Bulshada Rayidka ah ee Puntland PUNSAA. Daahir Faarax.

27/11/2025

"Istaraatiijiyadda shata sano, waxaa lagu shaleeyay xogtii laga heshay ka qeyb galayaasha kulamadii uu xafiiska Asteynta maamul wanaaga iyo ladagaalanka musuqmaasuqa"

27/11/2025

Agaasime Cali Kiimiko: "Ansixinta ansixisay Qorshaha Shanta Sano (2026–2030) ee Xafiiska Maamul-wanaaga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland waxa uu muhiim u yahay … See more

27/11/2025

"Istaraatiijiyadda maamulwanaaga waxay muhiim utahay dhammaan hay'adaha dowladda, sababtoo ah waa qorshe lagu xoojinayo hufnaanta maamul iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa" Kuxigeenka Madaxa UNDP Puntland Xaawo Cumar

Address

Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hay’adda Maamul Wanaagga iyo La-dagaalanka Musuqmaasuqa Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share