14/05/2026
Yusra Mohamed miyaa la Dulmiyay mise Wax bay dulmisay bal aan is yara dul istaagno sheekada gabadhan…
Yusra Waxay ahayd shaqaale ka tirsan Company waynaha Dahabshiil Muddo laba sanno ah, Gabadhan yusra waxay ka tirsanayd Xafiiska suuqgaynta oo ay ka shaqayn jirtay.
Xafiiska Suuq-gaynta Waxa haystay oo Maamule u ahaa Wiil la idhaa Sacad muse, Wiilkan waxa ka sareeyay oday la idhaa Abdiraxman Xaji ali “ Wuxu la dhashay Hersi H Ali Hassan”
Hadaba bilihii lasoo dhaafay shirkada dahabshiil waxay samaysay shaqaale dhimis Ama “layoff” Dad badan oo dhowr kun gaadhaya ayay shaqo joojintu ku dhacday oo ay ka mid tahay yusra iyo dad kale oo badan.
Yusra markii loo sheegay in shaqo joojin lagu sameeyey Waxa la siiyay Xaqeedi Iyo dheeraad waliba, Gabadhii waxay Go’aan ku gaadhay inay Canjarafayso oo dulmiso Wiilki Sacad aha iyada oo aan wax Caddayn ah u haynin inuu dulmiyay ama u Harassment ku sameeyey, madama uu isagu maamulaheeda aha, waxay samaysay inay Social media kuso baahiso Personal information kisa sida sawirkisa ama Account yadisa intaas kuma aysan joogin waxay la wadaagtay gabdho Influencers ah si u sumcad dilaan.
FG: Gabadhani ma baahin sawirada odaygii Xirsi la dhashay ee ay dulmiga ka sheeganaysay ma aysan Ka caban shirkada Dahabshiil ee Sacad Ku shaqaynayay Policy geeda, Halkaa markay marayso waa dulmi ay si Khaas ah uga galayso Sacad muse, because maba jirto sabab loo kala reebo Sacad iyo Dahabshiil.